• English
  • Español
  • Soomaali
  • Tiếng Việt
  • Русский
  • ខ្មែរ
  • 中文

Ujeedada Xog ururinta

Ujeedada xog ururintani waa in la helo jawaab celin ku saabsan Qabyo Qoraalka Qorshaha Helitaanka Luqadda DCYF (LAP) si loo horumariyo adeegyada luqadda. Shaqaalaha DCYF iyo codadka shuraakada bulshada ayaa muhiim u ah hirgelinta Qorshaha Helitaanka Luuqadda. Marka la isku dhafo jawaab celintooda, waxaa la rajeynayaa in Qorshaha Helitaanka Luqadda uu horumariyo adeegyada qoysaskeenna/bulshadeenna kuwaasoo leh Aqoonta Ingiriisiga Xaddidan (LEP).

Fadlan dib u eeg sawirka Qorshaha Helitaanka Luqadda ee xaga hoose oo dhammaystir xog ururinta. Xog-ururintu waxay shaqayn doontaa ilaa May 31, 2024. Dhammaan macluumaadka laga soo dheegay xog ururinta waxa loo isticmaali doonaa oo keliya Qorshaha Helitaanka Luuqadda ee DCYF hagaajinta iyo cusboonaysiinta helitaanka luqadda - macluumaadka shakhsi ahaaneed cidna lalama wadaagi doono.

Fadlan Ogow: Qorshaha Helitaanka Luqadda (LAP) waa dhokumanti nololeed oo waxa dib loo eegi doonaa ugu yaraan labadii sannaba mar. Haddii aad hayso su'aalo, door bidayso inaad dib u eegto Qorshaha Helitaanka Luqadda oo dhan, ama aad u baahan tahay xog ururinta lagu turjumay luqad dheeraad ah oo aan hadda lagu siin, fadlan kala xidhiidh Kooxda Helitaanka Luqadda dcyf.languageaccess@dcyf.wa.gov.

Question Title

Bandhiga Helitaanka Qorshaha Luqadda

Icon of people around a globe representing "Start a Language Access Program" Icon of a phone and speech bubble representing "Inclusive Phone Services" Icon of a person with two speech bubbles of different languages representing "Easy Language Access" Icon of a document with a pencil and checkmark representing "Vital Documents" Icon of a megaphone representing "Spread the Word: Services are Free!" Icon of two speech bubbles representing "Enhance the Complaint Process" Icon of computer screen with text and two speech bubbles of different languages representing "Improve Technology Resources" Icon of arms reaching out into a circle with heart in middle representing "Connect with the Community" Icon of two people sitting at a table analyzing data representing "Data Collection and Analysis" Icon of two speech bubbles of different languages with arrows pointing to each representing "Continual Plan Improvements" The Washington State Department of Children, Youth & Families Logo
Si aad u dheehato helitaanka qorshaha luqadda lagu soo bandhigayo xogta, isticmaal linkigan: ADM_0022A Language Access Plan Infographic (wa.gov)
si aad u dheehato helitaanka qorshaha luqadda lagu soo bandhigayo xogta oo af Isbaanish ah, isticmaal linkigan: ADM_0022A Gráfico del Plan de Acceso Lingüístico (wa.gov)
i aad u dheehato helitaanka qorshaha luqadda lagu soo bandhigayo xogta oo af Soomaali ah, isticmaal linkigan: ADM_0022A Helitaanka Qorshaha Luqadda Lagu Soo Bandhigayo Xogta (wa.gov)
i aad u dheehato helitaanka qorshaha luqadda lagu soo bandhigayo xogta oo af Ruush ah, isticmaal linkigan: ADM_0022A План языковой доступности Инфографика (wa.gov)
i aad u dheehato helitaanka qorshaha luqadda lagu soo bandhigayo xogta oo af Jayniis (la fududeeyay ah), isticmaal linkigan: ADM_0022A 语言获取计划信息图 (wa.gov)
i aad u dheehato helitaanka qorshaha luqadda lagu soo bandhigayo xogta oo af Fiyatnaamiis ah, isticmaal linkigan: ADM_0022A Đồ Họa Thông Tin về Kế Hoạch Tiếp Cận Ngôn Ngữ (wa.gov)
To view the infographic in Khmer, use this link: ADM_0022A ព័ត៌មានក្រាហ្វិកផែនការអំពីសិទ្ធិចូលប្រើភាសា (wa.gov)

Question Title

* 1. Middee ayaa si fiican kuu qeexaysa?

T