Magaalada Minneapolis waxay sahmineysaa suurtagalnimada hirgelinta goob garoon oo ku dhex yaasho gudaha dhismo iyo goob ciyaareed qoys oo loogu talagalay in loogu adeegsado waxyaabo badan taasoo laga hirgelinaayo magaaladda hoose. Waxaan ururinaynaa aragtiyada waalidiinta iyo daryeelayaasha si aan u fahamno sida loogu dhisi karo magaaladda hoose ee Minneapolis mid ku habboon qoysaska loona xaqiijiyo in goob rawaxaad kasta oo mustaqbalka la dhisayo mid dabooleysa baahiyaha carruurta iyo dadka waaweyn labadaba. Jawaabahaaga waxay naga caawin doonaan hagida ku aadan goobaha suurtagalka ah, barnaamijyada, iyo goobaha adeegyada laga bixiyo sida cuntada iyo cabitaanada, si meeshaasi u noqoto mid ku habboon qoysaska.

Sahankan wuxuu ku weydiinayaa waayo'aragnimaada aad ka leedahay magaalada hoose, doorbiditaannada ciyaaraha ka dhaca gudaha goobaha dhismada ah, iyo waxa aad jeclaan lahayd inaad ku qiyaasto meel cusub oo qoyska ku habboon. Waxaa ku qaadaneysa qiyaastii 8–10 daqiiqo inaad dhameystirto. Jawaabaha waa kuwo aan lagugu aqoonsan karin, waxaana aad iska diiwaangelin kartaa dhamaadka haddii aad xiisaynayso ka qaybgalka koox diiradda saaraysa maqduuca mustaqbalka.

Ogsoonaw: Su’aalaha lagu calaamadeeyay * waa loo baahan yahay in laga jawaabo.

T