Hayada Beeraha Nasashada iyo Luga Baxsiga Magaalada Minyaabulis waxay diyaarisay qorshe qabya ah oo loogu talo galay beeraha nasashada xaafadaha koofur kaga aaddan haaywayga I-394 galbeedna kaga beegan haaywayga kale ee I-35W. Tan waxaan ugu yeernaa Waaxda Adeegga Koofur Galbeed. Qorshada qabyada ah wuxuu tixgalinyaa sida beeraha nasashada looga howl galayo, loo daryeelayo, loona hagaajinayo. Waxaa kaloo ka mid ah qorshooyink ku addan goobaha bannaanka ku yaalla (sida garoomada kubadda cagta, garoomada caruurtu ku cayaarto iyo wixii la mid ah laakiin dhismayaashu kuma jiraan) oo ku yaalla beeraha nasashada xaafadaha qaybtan magaalada ka mid ah.

Khadka intarneetka ee waaxda adeegga koofur galbeed ka daawo qorshaha qabyada ah:
 
https://www.minneapolisparks.org/sw
 
Kadibna, noo sheeg sida ay kula tahay.

Question Title

* 1. Magacaa?

Macluumaadkani wuxuu naga caawinayaa in aan helno fikirka qofkastaa uu dhiibtay. Haddii aad doonto waxaad isticmaali kartaa magacaaga koowaad oo kaliya ama waxaad isticmaali kartaa magac kale. Suaalaha dhowr mar waad ka jawaabi kartaa adoo hal magac isticmaalaya.

Question Title

* 3. Maxaad ku jeceshahay ama aad ka badali laheed qorshaha qabyada ah ee beertan nasashada?

Question Title

* 4. Wax fikir ah si guud ma uga bixinaysaa qorshaha qabyada ah?

T