Si loo sii hormariyo awoodda loona fududeeyo adeegga macaamiisha, Metro Transit waxay tixgelinaysaa inay ku samayso dhawr isbeddel lacagta lagu raacayo gaadiidka iyo nidaamka lagu bixinayo lacagta. Inta la sugayo ansixinta Metropolitan Council, isbeddelani waxaa laga yaabaa inay dhaqan galaan dabayaaqada 2026,

Hal kharash oo loogu talagalay basaska aan meelaha badan istaagin – mar walba

  • Waxaad ku bixin kartaa qiimaha $3 si aad u raacdo basaska aan meelaha badan istaagin waqti kasta. Waqtigan xaadirka ah, qiimaha basaska aan meelaha badan istaagin waa $3.25 saacadaha mashquulka badan (6 – 9 a.m. iyo 3 – 6:30 p.m. maalmaha la shaqeeyo) iyo $2.50 waqtiyada kale oo dhan.
  • Kaarka sida bilaha loogu raaco gaadiidka aan istaaga badan lahayn wuxuu ku kici lahaa $96 bishii, taasoo ka hoosaysa $120 bishiiba.
  • qiimaha la dhimany oo ah $1 waqti kasta. Tani waxay khuseyn doontaa macaamiisha kala ah dhalinyarada, waayeelka, dadka naafada ah, dadka isticmaala Transit Assistance Program (TAP), iyo dadka haysta kaarka Medicare. Waqti xaadirkan, dhalinyarada, waayeelka (65+), iyo kuwa haysta kaarka Medicare waxay bixiyaan $3.25 saacadaha mashquulka badan (6 – 9 a.m. iyo 3 – 6:30 p.m. maalmaha shaqada) iyo $1.00 waqtiyada kale oo dhan.
Qiimaha dhalinyarada ayaa lagu kordhiyey inta laga gaarayo da'da 18 sano

Dhalinyarada da'doodu u dhaxayso 6-18 waxay ku samayn doonaan doonaan qiimo dhimis basaska deegaanka/leemanka METRO. Waqtigan xaadirka ah, kaliya dhalinyarada da'doodu u dhaxayso 6-12 ayaa xaq u leh.

Metro micro
  • Qiimaha u go'an safar kasta waa $4 waqti kasta.
  • Kaararka Qiimaha Gaadiidka hoos loo dhigay (TAP), kaararka Go-To ee lacagta lagu shubay, iyo lacagta caddaanka ah ayaa laga aqbali doonaa Metro micro.
  • Kaararka maalinlaha ah, 7-maalmood, iyo 31-maalmood, Metropass, Kaarka Ardayda, Kaarka Kulliyadda, iyo kaararka kale ee aan lacagta caddaanka ah ahayn mar dambe laguma heli doono adeeggan.
  • Macaamiisha TAP oo keliya ayaa u qalmi doona inay ku raacaan Metro micro qiimaha la dhimay. Macaamiisha naafada ah, dhalinyarada, waayeelka (65+) iyo kuwa haysta kaarka Medicare xaq uma yeelan doonaan qiimo dhimis ay ku raacaan Metro micro.
  • Macaamiishu waxay u wareegi karaan ama ka soo wareegi karaan adeega jid nooliga go'an iyagoona u soo wareegaya Metro micro. Ma jiraan safaro si bilaash ah loogu kala wareejin doono Metro micro.
Si aad wax badan uga ogaato isbeddellada qiimaha ee la soo jeediyay iyo horumarinta kale ee nidaamka lacag bixinta ee suurtagalka ah, fadlan booqo metrotransit.org/fare-updates.

Naga caawi inaan fahanno sida isbeddelladan lagu sameeyay qiimaha ay kuu saameyn karaan. Fadlan samee ra'yi uruurintan 5ta daqiiqo ah si aad noola wadaagto su'aalahaaga ama faallooyinkaaga.


Question Title

* 1. Guud ahaan, maxaad ka aaminsan tahay isbeddelada cusub ee la soo jeediyay in lagu sameeyo nooliga lagu raacayo gaadiidka?

Question Title

* 2. Fadlan kala sareysii isbeddeladan adigoo ka bilaabayo midka kugu yeelan doono saamaynta ugu weyn adigoona una danbaysiinaya midka kugu yeelan doono saamaynta ugu yar. (Ka dhig isbeddelka kugu yeelan doono saameynta UGU BADAN midka ugu horeeya sidoo kalana ka dhig isbedelka kuu saameyn doona sida UGU YAR kan ugu hooseeya.)

Question Title

* 3. Fadlan halkan nagula wadaag faallooyinkaaga ku saabsan mid ka mid ah isbeddelada cusub ee la soo jeediyay.

Question Title

* 4. Mawduucee ayuu ku saabsan yahay faalladaada? (Dooro dhammaan inta quseyso)

Naftaada wax nooga Sheeg.
Waxaan jeclaan lahayn inaan ku weydiino su'aalo asal ah si aan si fiican u fahanno baahiyaha iyo ra'yiga kala duwan ee bulshooyinka aan u adeegno. Jawaabahaagu waa ikhtiyaari gebi ahaanba — waad ka boodi kartaa su'aal kasta oo aad doorbidayso inaadan ka jawaabin adigoo uga tagaya bannaan. Dhammaan macluumaadka waa la qarin doonaa waxaana lagu soo sheegi doonaa qaab kooban oo keliya.

Question Title

* 5. Muxuu yahay zip koodhkaaga?

Question Title

* 6. Jinsigaagu muxuu yahay?

Question Title

* 7. Waa maxay da'daada?

Question Title

* 8. Sidee u qeexi lahayd isirkaaga, qowmiyadaada iyo/ama asalkaaga? (Dooro dhammaan inta quseyso)

Question Title

* 9. Ma leedahay wax naafonimo ah ama xanuun kale oo ah kuwa waqtiga dheer ah?

Question Title

* 10. Immisa qof ayaa ku hadda nool gurigaaga, adigana aad ku jirto?

Question Title

* 11. Midkee ayaa kuwan soo socda ugu fiican oo sharaxaya dakhliga uu helay qoyskaaga sanadkii 2025?

T