Sahanka Miisaaniyadda JCPS – Noofambar 2025 (SOMALI)

JCPS waxay ka shaqaynaysaa xasillinta miisaaniyaddeenna iyadoo ilaalinaysa waxa ugu muhiimsan
ardayda, shaqaalaha, iyo dugsiyada. Jawaabahaaga waxay ka caawin doonaan degmada go’aaminta
arrimaha iyadoo la hubinayo in dhimistu u dhacdo si taxadar leh, daah-furan, oo cadaalad ah.

Fadlan buuxi sahanka ka hor Noofambar 10. Jawaabahaaga waa la qarinin doonaa waxaana si wadajir
ah loo falanqayn doonaa.

Mahadsanid adiga oo wadaagay aragtidaada.
1.Kee ka mid ah kuwa soo socda ayaa si ugu fiican u qeexaya doorkaaga?
2.Heerkee dugsiyada JCPS ayaad wax ku barataa, ka shaqaysaa, ama qayb ka tahay? Calaamadee dhammaan kuwa khuseeya
3.Marka JCPS dhimayso kharashaadka, intee le’eg ayaa mudnaan loo siinayaa in la ilaaliyo meelahan soo socda? (1 = mudnaan aad u hooseysa, 10 = mudnaan aad u sarreysa)
1 (mudnaan aad u hooseysa)
2
3
4
5
6
7
8
9
10 (mudnaan aad u sarreysa)
Casharrada fasalka
Tirada ardayda fasalka
Taageerada caafimaadka maskaxda iyo daryeelka ardayda
Amniga iyo nabadgelyada dugsiga
Barnaamijyada waxbarasho ee dugsiga ka dib ama dheeraadka ah
Adeegyada gaadiidka
Barnaamijyada carruurnimada hore / pre-K
Waxqabadyada dheeraadka ah iyo ciyaaraha
Maamulka xafiiska dhexe
Horumarinta xirfadeed iyo tababar
Horumarinta dhismayaasha dugsiga
Barnaamijyo iyo taageerooyin kor u qaada sinnaanta oo yareeya farqiga fursadaha
Adeegyo gaar ah oo ardayda ah (tusaale ahaan, ardayda luqado badan ku hadla, kuwa
hibada iyo kartida sare leh, iyo ardayda naafada ah)
Qalabka waxbarashada iyo tignoolajiyada
Barnaamijyada ka-qaybgalka qoyska iyo bulshada
Soo xulidda iyo haynta macallimiinta (shaqaaleeynta)
4.Haddii hoos-u-dhigista heerka dugsiga loo baahdo, intee le’eg ayay walaac u keeni lahayd in la dhimo maalgelinta ama kheyraadka meelahan soo socda? (1=gabi ahaanba ma aha walaac, 10 = aad iyo aad u walaac leh)
1 (gabi ahaanba ma aha walaac)
2
3
4
5
6
7
8
9
10 (aad iyo aad u walaac leh)
Doorooyinka aan waxbaridda ahayn ee ku saleysan dugsiga
Adeegyada qandaraaska ah iyo iibiyeyaasha dibadda
Miisaaniyadaha barashada xirfadeed
Cusboonaysiinta goobaha ama dayactirka dib loo dhigay
Gaadiidka
Qalabka waxbarashada ama tignoolajiyada
5.Maaddaama JCPS ay dhimayso kharashaadka, noocee qandaraasyo ah ayaa marka hore dib loo eegi karaa? (Dooro ugu badnaan saddex)
6.Adeegyada qandaraaska ah ee ugu muhiimsan in la sii wado maxay yihiin maadaama ay buuxiyaan farqiyada aan dugsiyadu gudaha ka buuxin karin? Fadlan ku jawaab English.
7.Intee le’eg ayay muhiim u tahay in dhimista lagu ilaaliyo dugsiyada u adeegaya bulshooyinka baahiyaha gaarka ah leh marka hore?
8.Degmadu waxay wajahaysaa miisaaniyad gaaban oo dhan $188 milyan. Si loo ilaaliyo xasiloonida maaliyadeed, hal ikhtiyaar waa in la joojiyo Kordhinta Kharashka Nolosha (Cost-of-Living Adjustment, COLA) sannadkan, iyadoo ballanqaad laga sameynayo in dib loo eego sanadaha soo socda marka miisaaniyaddu hagaagto.

Si aan u fahanno aragtida daneeyayaasha si ka fiican, fadlan muuji heerkaaga taageero eehabkan:
9.Maxay kale oo ay tahay in hoggaamiyeyaasha degmadu tixgeliyaan marka ay mudnaanta siinayaan dhimista kharashaadka? Fadlan ku jawaab English.
10.Hal eray ku sheeg, waxaad rajaynayso in habka miisaaniyaddani uu gaaro? Fadlan ku jawaab English.