Help City Light Plan for the Future

Over the next 10 years, the demand for electricity in our area is expected to double. We are developing a plan to meet this demand while also being responsive power outages caused by weather, replacing old equipment, and managing rising energy costs.

Thank you for taking the time to share what's important to you to inform planning for our shared energy future.

Español (Spanish) | 正體字 (Chinese, traditional) | 简体中文 (Chinese, simplified) | Tiếng Việt (Vietnamese) | Af-Soomaali (Somali) | 한국어 (Korean) | አማርኛ (Amharic) | Pусский язык (Russian) | 日本語 (Japanese) | ትግርኛ (Tigrinya)  | اَلْعَرَبِيَّةُ (Arabic) | Afaan Oromoo (Oromo) | हिन्दी (Hindi) | Français (French) | Українська мова (Ukrainian)
Kee baa kuu muhiimsan: Kalsoonida adeegga – Muhiim ayay ii tahay in korontadu diyaar ii ahaato mar kasta oo aan u baahdo. Qiimo la awoodi karo – Muhiim ayay ii tahay inaan awoodo bixinta biilka korontadayda.(Required.)
Kee baa kuu muhiimsan: Kalsoonida adeegga – Muhiim ayay ii tahay in korontadu diyaar ii ahaato mar kasta oo aan u baahdo. Qiimo la awoodi karo – Muhiim ayay ii tahay inaan awoodo bixinta biilka korontadayda. Qiimo la awoodi karo – Muhiim ayay ii tahay inaan awoodo bixinta biilka korontadayda. Saaxiibtinimada deegaanka – Muhiim ayay ii tahay in korontada aan isticmaalo aysan waxyeello u geysan dadka iyo deegaanka.(Required.)
Kee baa kuu muhiimsan: Saaxiibtinimada deegaanka – Muhiim ayay ii tahay in korontada aan isticmaalo aysan waxyeello u geysan dadka iyo deegaanka. Kalsoonida adeegga – Muhiim ayay ii tahay in korontadu diyaar ii ahaato mar kasta oo aan u baahdo.(Required.)
Fadlan dooro hal bayaan oo sida ugu wanaagsan uga tarjumaya mudnaantaada ugu sareysa ee korontada mustaqbalka:(Required.)
Maxay adiga kaaga dhigan tahay koronto la isku halleyn karo?
Koronto deegaanka u wanaagsan maxay adiga kaaga dhigan tahay?
Iyadoo baahida la filayo inay labanlaabato 10 ka sano ee soo socda. Noocee/nocyadee tamarta nadiifka ah ama la cusboonaysiin karo ayaad aad danaynaysaa in si ballaaran looga isticmaalo bulshadaada?
Maxaad u xiisaynaysaa ilahan tamarta? Fadlan sharax doorashadaada:
Haddii ay jiraan wax aanu seegnay ama haddii aad hayso faallooyin dheeraad ah, fadlan hoos kula wadaag.
Fadlan nala wadaag iimaylkaaga xaga hoose si aad u hesho warar cusub oo ku saabsan sida aanu u qorsheynayno mustaqbalka tamarta la wadaago.