Click to access this survey in: English, Spanish, Vietnamese, Korean, Russian, Ukrainian, Arabic, Punjabi, Kmer, Somali, Traditional Chinese, Simplified Chinese, or Tagolog

Guji si aad u-guda gasho ra'yi ururintan: English, Spanish, Vietnamese, Korean, Russian, Ukrainian, Arabic, Punjabi, Khmer, Somali, Traditional Chinese, Simplified Chinese, ama Tagalog

Waad ku mahadsan tahay wakhtiga aad siisay inaad nala wadaagto aragtidaada baahiyaha qoysaska bulshadaada iyo agagaarka Gobolka Washington!

Soo gudbinaha ra'yi ururintani waa qarsoodi. Magacyada lama ururiyo inta lagu gudo jiro habka ra'yi ururinta mana jiri doono isku day lagu xidhiidhinayo jawaabaha qofka iyo aqoonsigiisa ama lama isticmaali doono jawaabaha si loo aqoonsado shakhsiyaadka.

Maxaanu u samaynaynaa ra'yi ururintan

Shantii sanaba mar, Gobolka Washington Department of Health (DOH, Waaxda Caafimaadka) waxay dhamaystirtaa qiimayn ku saabsan caafimaadka carruurta, waalidiinta iyo daryeelayaasha, iyo qoysaska gobolka.  Macluumaadka aanu ururino waxa ay naga caawiyaan in aanu aqoonsanno waxa mudnaanta leh kaaso haga shaqada aanu qabano. DOH waxay samaysaa Ra'yi Ururinta Daahfurka iyada oo qayb ka ah nidaamkan. Ujeedada Ra'yi ururinta Daahfurku waa in la barto waxa ay dadka adiga kula midka ahi ay dareemayaan in ay yihiin waxyaabaha ugu muhiimsan ee saameeya caafimaadka haweenka, dhalinyarada, iyo qoysaska. Macluumaadkan ku saabsan waxa aad malaynayso, gaar ahaan waxa shaqaynaya iyo waxa laga yaabo in la horumariyo, waa noo muhiim annaga.

Ra'yi ururintu waxa ay ka koobantahay waddar ahaan tobban su'aalood. Labada hore waxay wax kaa weydiinayaan ra': MCHBGPublicComment@doh.wa.gov.

Jawaabahaaga su'aalahan soo socda waxay naga caawin doonan in aan wax ka barano baahiyaha qoysaska marka loo eego aragtidaada. Qoys

Question Title

* 1. Maxay yihiin waxyaabaha ugu muhiimsan ee ay qoysasku u baahan yihiin si ay ugu noolaadaan nolol buuxda?

Question Title

* 2. Maxay yihiin baahiyaha ugu waaweyn ee aan la daboolin ee qoysaska bulshadaada?

Su'aalahan soo socda adiga ayay kugu saabsanyihiin.  Jawaabahaagu waxay gacan ka geysan doonaan go'aaminta in aanu buuxinayno yoolalkayaga si aan u noqono kuwo loo dhan yahay waxna uga qabanno baahiyaha Gobolka Washington oo dhan.  Tani waxay naga caawinaysaa inaan ogaano cidda laga qaaday ra'yi ururinta, iyo cidda kale ee laga yaabo inaan u baahanahay inaan la xiriirno.  Fadlan ogoow: dhammaan su'aalaha hoose ee shakhsiyeed waa ikhtiyaari.

Question Title

* 3. Annigu Waxan ahay.... (fadlan tilmaan dhammaan kooxahan soo socda ee aad ka tirsan tahay)

Question Title

* 5. Sibkoodhkee ayaad ku nooshahay? Haddii aad ku nooshahay in ka badan hal degmo, fadlan dooro midka aad wakhtiga ugu badan ku qaadato.  

Question Title

* 6. Koox da'dee (sannado) ayaad ku jirtaa?

Question Title

* 7. Ma isu aqoonsantahay Hisbaanik ama Laatiino (o, a, x, e) mise waxaad ka timi waddan ku yaal Latin America?

Question Title

* 8. Fadlan tilmaan kuwan soo socda midka aad isu aqoonsantahay inaad tahay (calaamadee dhammaan kuwa ku khuseeya)

Question Title

* 9. Hoos waxaa ku qoran liiska ereyada ay dadku adeegsan karaan si ay ugu qeexaan aqoonsiga jinsigooda.  Dooro dhammaan kuwa ku habboon.

Question Title

* 10. Hoos waxaa ku qoran liiska ereyada ay dadku badanaa adeegsadaan si ay ugu qeexaan aqoonsiga ama dookhooda galmo. Dooro dhammaan kuwa ku habboon.

WAAD KU MAHADSANTAHAY qaadashadaada Ra'yi ururintan Daahfurka!  Waxaan kaaga mahadcelineynaa waqtigaaga iyo dadaalkaaga si aad nooga caawiso hagaajinta caafimaadka haweenka, dhalinyarada, iyo qoysaska Washington. Haddii aad hayso su'aalo kale, faallo-celin, ama indho-indhayn aad jeclaan lahayd inaad nala wadaagto oo ku saabsan Needs Assessment or Maternal and Child Health Block Grant (Qiimaynta Baahiyaha ama Deeqaha Xannaanada Caafimaadka Hooyada iyo Dhallaanka), fadlan nagala soo xiriir MCHBGPublicComment@doh.wa.gov.

T