Maalin walba waxaad la kulmi xoogaga iyo caqabadaha hortaagan inaad caafimaad ku joogto bulshada dhexdeeda. Sida qof ka socda bulshada, fikradaada ku saabsan hantida iyo caqabadaha amniga wax cunto caafimaad loogu talagalay qoysaska aad ku siin karaan aragti muhiim galay fursado isbedel aad rabto in la sameeyo. Xarunta Sayniska and Demuquraadiya ee golaha midowga Seynisyahannada *, waxaan la shaqeeynaa guddiga la talinta ee degaanka, hogaamiyayaasha bulshada, cilmi baarsyaasha , iyo dadka siyaasadda dajiya si ay u dhagaystaan, bartaan, si loo fududeeyo iskaashiga si kor loogu qaado fursadaha hada jira iyo wax looga qabto caqabadaha a lagala kulmo cunista cunto caafimaad leh. Ka jawaabidda su'aalaha ka kooban ee hoos ku xusan waxa eey naga caawiyaan inaan bilaawno fahamka iyo buuxinta baahida tan jirta.

Maxaa dhacaya marka xiga? Kuwa ka qeyb qaata mashruuca , aad aya loogu soo dhaweynayaa in ay kasoo qayb galaan, weydii su'aalo, si aad u ogaato habab badan oo kaa caawin kara isbedel aad ku sameeyo sida aad rabto inaad aragto. Waad ku mahadsan tahay waqtigaaga iyo taladaada!

Baaritaanku waxa uu qaadan DOONA qiyaastii 15 daqiiqadood inaad buuxiso xiran Monday, May 11. Waad ku mahadsan tahay waqtiga iyo taladaada!

Question Title

* 1. Waa maxey Qowmiyadaada?

Question Title

* 2. Haddii aad su’aasha koowaad kujawaabtay “maraykan asal ah”, fadlan qabiilkaaga sheeg.

Question Title

* 3. Da'daadu waa meeqa sano?

Question Title

* 4. Jinsigaaga?

Question Title

* 5. Xaafada aad ku nooshahay Lambarkeeda?

Question Title

* 6. Iyadoo ku salaysan dhaqankooda iyo waayo-aragnimo, bulshooyinka kala duwan siyaabo kala duwan ayay u qeexayaan cuntooyinka caafimaad ka leh. Sidee ayaad adigu ku tilmaami waxa cunto caafimaad leh ka dhigan tahay?

Question Title

* 7. Muhimad intee leeg ayaad dareemeysa in cunada aad cuneyso aytahay caafimaadkaaga iyo fayo-qabkaaga?

Question Title

* 8. Ma jiraan barnaamijyo gaar ah oo kaa caawiyay adiga iyo qoyskaaga helitaanka cunto caafimaad leh?

Erayada hoos ku qeexan waxay kaa caawin karaan jawaabta su’aasha 9:

Helitaanka cuntada – goobaha laga helo cuntada caafimaad leh way dhibyartahay in laga aado guriga ama shaqada adigoo isticmaalaya gaadiidkaaga ama gaadiidka bulshada.
Awooda Cuntada – waad gadan kartaa inta badan ama dhamaan cuntooyinka caafimaadka leh lacagta aad haysato.
Helista cuntada – istoorada iyo dadka iibiya cuntada waxaad kahelaysaa cuntooyin kaladuwan oo tayo fiican leh

Question Title

* 9. Marka laga hadlo cunista cuntooyinka caafimaadka leh, sidee ayay idiinku adagtahay adiga iyo qoyskaaga waxyaabaha hoos ku qoran (fadlan X kuqor layn kasta)

  ugu adagtahay waxogaa adag Ugu dhibyar Dhib maleh
helitaan
awood
Si sahlan in loo helo

T