Shaqaalaha waxay igu kaalmeyeen in aan dareemo rajo, waxaan aaminsanahay in waxyaabaha isbaddali karaan soona roonaan karaan.
|
|
|
|
|
|
Adeegyada waxay igu kaalmeyeen in aan barto xirfado iyo falal aan nafteyda ku kaalmeeyo. Adeegyada waxay igu kaalmeyeen in aan ogaado taageerada nolosheyda ama bulshadeyda.
|
|
|
|
|
|
Adeegyada waxay igu kaalmeyeen in aan wax badan ka barto talooyinka iyo xulashooyinka aan heli karo aniga.
|
|
|
|
|
|
Shaqaalaha waxay xushmeyeen baahideyda, aqoonsigeyga, iyo noloshii hore.
|
|
|
|
|
|
Waqtiyada iyo goobaha adeegyada waa ii fiican yahiin.
|
|
|
|
|
|
Aniga kaalmo ayaan ka geystay noocyada adeegyada aan qaadan doono.
|
|
|
|
|
|
Waxaan isticmaali doonaa adeegyadaan mar kale ama waxaan kula tallin doonaa saaxiib.
|
|
|
|
|
|