Sharciga Wargelinta Keydka Xogta

Qaar ka mid ah waxyaabaha aad nala wadaagto waxa ay noqon karaan kuwo dadweynuhu arki karaan ama gaar ah sida uu dhigayo Sharciga Qarsoodi ka Dhigista Xogta ee Gobolka Minnesota. Magaaladu waxa ay idiin weydiineysaa maluumaadka si loo horumariyo adeegga loo qabto dadka naafada ah. Khasab kuguma aha in aad ka qeyb qaadato sahankan. Macluumaadka aad nala wadaagto waxaa arki kara shaqaalaha magaalada iyo inta kale ee ka shaqeyneysa. Waxaa kale oo suurogal ah in macluumaadka aad nala wadaagto ay arki karaan shaqaalaha kale taasoo ku xiran sharciyada dawladda federaalka iyo gobolka.

--

Magaaladu waxa ay dib u eegeysaa Qorshaha Sharciga Dadka Mareykanka ee Naafada Ah (ADA) waxaanan kaa codsaneynaa in aad ra’yigaaga ka dhiibato. Qorshahani waxa uu soo bandhigayaa sida ay magaalada uga go’an tahay in barnaamijyadeeda iyo adeegyada ay bixiso noqdaan kuwo uu qof kasta heli karo, oo ay ka mid yihiin dadka naafada ah.

Si aad qoraalkan ugu hesho habab kale fadlan la soo xiriir Waaxda Xiriirka Xaafadaha iyo Bulshada ee 612-673-3737. Dadka dhagaha la’a ama maqalku ku culus yahay waxa ay adeegga fariimaha (relay) ku soo wicii karaan 311 ee 612-673-3000. Dadka isticmaala TTY wac 612-263-6850.

Question Title

* 1. Ma degan tahay, maka sahqeysaa ama ma soo booqatay Minneapolis? Goobaabin geli dhamaan kuwa ku haboon.

T