WAREYSIGA GAADIIDKA (SDOT Transportation Survey: Somali)

Waad ku mahadsan tahay in aad qaadatid wareysigaan gaaban oo ku saabsan waxa aad kala kullantay gaadiidka Seattle. Jawaabahaada aan la ogaan doonin in aad adiga bixisay waxay nagu kaalmeyn doonaan in aan fahamno sida loo horumariyo helitaanka gaadiidka ka jira bulshadaada. Fadlan si buuxdo iyo si dhamays tiran uga jawaab ilaa inta aad kartid.
1.Sidee ayaad ula socotaa mid kasta oo ka mid ah kuwaan?
Weligey ma maqlin tani
Waan maqlay, hase ahatee ma sharaxi kari
Waan sharaxi karaa, hase ahatee weligey ma isticmaalin
Waxaan isticmaalay hal mar
Waxaan isticmaalaa hal mar ama laba mar bil kasta
Waxaan isticmaalaa ugu yaraan todobadkii
Qeybsiga Baskiilka (Pronto)
CarShare (Car2Go, Zipcar, ReachNow)
RideShare (UBER, Lyft)
2.Maxay yahiin saddaxda eray ama weedh hore oo maskaxda ku soo dhaca marka aad ka fakartid:
3.Waxay u badan tahay in aan isticmaalo adeegyadaan haddii:
4.Ma u badna in aan isticmaalo adeegyadaan haddii:  
2 / 3
67%
Privacy & Cookie Notice