Waaxda Gaadiidka ee Minnesota (MnDOT) waxay daraaseyneysaa Olson Memorial Hwy ee u dhaxaysa Border Ave. iyo buundada galbeedka ee Thomas Ave.

Map of study area, Highway 55 between Thomas avenue and Border Avenue.
Daraasada MnDOT ayaa loogaga fakarayaa horumarino lagu sameeyo Olson Memorial Highway taasoo ka dhigaysa mid amaan u ah qofkasta oo adeegsada wadada. Sanadki 2023, dadku waxay nala wadaageen sida ay wadadu tahay maanta, hiigsigooda wadada mustaqbalka iyo sifooyinka muhiimka u ahaa iyaga. Waxaan u adeegsanay macluumaadkaas in aanu ku soosaarno afar ikhtiyaar oo beddel u ah, kuwaas oo ah fikradaha naqshadeynta. Xog ururintani waxay ku weydiin doontaa taladaada ku aadan ikhtiyaaradaas beddelka u ah.

Waxaanu raadineynaa ra’yi-celinta kusaabsan afar qeybood oo ku wada jira ikhtiyaar kasta oo beddel u ah.

Gudbidda: Sida dadku ay ugu socdaan oo baskiil ugu wadaan wadada.

Baskiil Wadista:
Sida dadka baskiilka wata ay wadada ugu safraan.

Baska:
Sida basasku ugu safraan wadada.

Gaari Wadista
: Sida dadka wata baabuurta iyo gawaarida xamuulka ah ugu safraan wadada.

Waqti xaadirkan, Olson Memorial Highway waxay u egtahay sidan:
Existing conditions of Olson Memorial Highway, including sidewalks on each side and 3 lanes in each direction.

Fadlan waxaad eegtaa ikhtiyaarka beddel kasta oo noo sheeg fikradahaaga. Jawaab-celintaadu waa muhiim. Waxaa loo adeegsan doonaa in lagu xogsiiyo laguna kala shaandheeyo ikhtiyaarada beddelka kale ah.

Question Title

* 1. Waa maxay xiriirka kaala dhexeeya wadada Olson Memorial Highway? (Sax saar dhammaan kuwa ay khuseyso)

T