• English
  • Español
  • Français
  • Kinyarwanda
  • Kiswahili
  • Lingála
  • Soomaali
  • አማርኛ

Ka Badqabka COVID + Ballanqaadka Xooggan ee Bulshada Portland

Qaad balanqaadka Iska Ilaali COVID, Ilaali Midnimada Portland!


Waad ku mahadsantahay inaad naga caawisay inaan yareyno inuu COVID-19 ku faafo gudaha Portland iyo Degmada Multnomah. Si loo yareeyo faafitaanka iyo saameynta COVID-19, dhammaanteen waxaa la nooga baahanahay inaan qaadano kaalinta nagaga aadan inaan u ilaalino naftayada, qoysaskayaga iyo bulshadayada sida ugu macquulsan. Ballanqaadkaaga taxaddarrada badqabka iyo taageerida xubnahayaga bulsheed ayaa naga caawin doona inaan noqono gobol sii xooggan kadib safmareenka! Marka aan dhammaystiro sahankan, waxaan ballanqaadayaa inaan tallaabo degdeg ah u qaado si aan:

Question Title

* Iskaga ilaali COVID! Inta lagu jiro aafadaan socota, iyo si gaar ah inta lagu jiro fasaxyada, waxaan balanqaadayaa inaan sameeyo waxaan awoodo si aan u raaco tilmaanta badqabka caafimaadka dadwaynaha ee Oregon Health Authority (Maamulka Caafimaadka ee Oregon) iyo Multnomah County (Degmada Multnomah) ayna ku jirto inaan naftayda iyo qoyskayga difaaco anoo:

Question Title

* Ilaaliyo Midnimada Portland! Waan fahmayaa in badqabka bulshadeenu ay tahay masuuliyad wadareed waxaana doonayaa inaan si wacan u taageero mustaqbalka magaaladeena. Inta lagu jiro masiibadaan caafimaadka dadwaynaha, waxaan balanqaadayaa inaan taageero bulshadayda anoo:

HADDA SAXIIX! Waxaan balanqaadayaa inaan Iska Ilaali COVID, Ilaali Midnimada Portland
Gal si aad ugu guuleysato shahaadada hadiyadeed ee $100 ah ilaa Maarso 2021.

Shaqaalaha Magaalada Portland iyo Degmada Multnomah waxaa lagu dhiirigelinayaa inay kaqeybgalaan balanqaadka, balse uma qalmi doonaan inay kaqeybgalaan tikidka bakhtiyanasiibka.

Question Title

* Magaca (qasab maaha)

Question Title

* Iimeelka* (qasab maaha)
Inaad na siiso ciwaankaaga iimeelka ama nambarka taleefanku waxay ku galinaysaa abaalmarinta asbuuclaha ah waxayna noo sahlaysaa inaan dabagal ku samayno xogta arintaas qusaysa iyo casuumadaha qaaska ah ee ku aadan munaasabada oonleenka lagu qaban doono.

Question Title

* Nambarka taleefanka* (qasab ma’aha)
Inaad na siiso ciwaankaaga iimeelka ama nambarka taleefanku waxay ku galinaysaa abaalmarinta asbuuclaha ah waxayna noo sahlaysaa inaan dabagal ku samayno xogta arintaas qusaysa iyo casuumadaha qaaska ah ee ku aadan munaasabada oonleenka lagu qaban doono.

Question Title

* Koodhka aaga aad Dagan tahay (waa qasab)

Question Title

* Ma tahay qof u shaqeeya City of Portland (Magaalada Portland) ama Multnomah County (Degmada Multnomah)?

Waad ku mahadsan tahay inaad naga caawisay yaraynta faafida COVID-19!

T