METRO waxay soo jeedisay waddo cusub, waddo labada dhinac u socoto oo ku wareegta magaalada hoose Portland iyo dhismaha isbaddalada la xariira waddooyinka minka jira. Wareegaha cusub wuxuu baddali doonaa waddada 8 ee iminka jirta, wuxuuna socon doonaa 15-20 daqiiqo kasta laga bilaabo 6 AM ilaa habeen barka. Casriyeynta waddada 5 waxay baddali doontaa Waddada 1. Waxaa la soo jeediyay in isbaddalda la hirgeliyo dhamaadka 2022. Waxaan rabnaa in aan war kaa helno adiga! Fikradaha ay ku biiriyaan dadweynaha ee ku saabsan isbaddalada la soo jeediyay waxaa loo adeegsan doonaa in ay xogogaal ka dhigaan soo jeedinta ugu dambayso, taasoo la soo saari doono horaanta 2021.

Isbaddalada waddada la soo jeediyay:
Warqadda Xaqiiqada
YouTube

Question Title

* 1. Maxaad ku jeclaatay isbaddalada la soo jeediyay?

Question Title

* 2. Ma qabtaa arrimo ku saabsan isbaddalda la soo jeediyay?

Question Title

* 3. Sidee ayaad ku maqashay mashruucaan? (Fadlan tilmaan)

T