Seattle Neighborhood Summit-Somali

 
Waad ku mahadsan tahay daneeynta aad daneyneeyso Shir-weynaha Seattle ka dhici doona maalinta Sabtida, April 5th. Shirkaan waxuu u furan yahay cid waliba oo ay qiime la leedahay Xaafadaha iyo ummaddaha degan magalda dhamaanteed.

Waxaan rabnaa inaan ka wada sheqeyno siddii aan ooga yeeli lahayn isu soo baxaan mid aad u wanaagsan. Inagoo taa madaxa ku heyna, waxaan jecelaan lahayn inaan wax ka oogaano adiga iyo fikrahdahaada ee ku saabsan Seattle iyo shir-weynahaan ka dhici doona.
1. Nooca aad tahay:
2. Da’da
3. Ma waxaa tahay:
4. Jinsiyadee tahay:
5. Xaafadee Degan Tahay?
Powered by SurveyMonkey
Check out our sample surveys and create your own now!