Page1 / 6
 
17% of survey complete.
Guddida Iskuulku waxay dib u ambaqaadeen inay agaasime cusub iskuullada u raadiyaan. Talaabada ugu horeysa xubno ka mid ah hoggaamiyeyaasha bulshada ayaa talagelyo u soo jeedin doonna Guddida Iskuulka, taasoo ay ka dhalan karto in la shaqaaleeyo agaasimaha iskuullada ee ilaa xad ugu hawlkarsan.

Waxaanu u mahad celinaynaa qof walba talo-gelyo wax ku oola naga siiyey markii hore ee aanu raadinayney. Waxaanu rabnaa inaanu halkii ka sii ambaqaadno si loo xaqiijiyo inaanu helo ra’yiga waalidiinta iyo macalimiinta. Ra’yigaaga waa loo baahanyahay inta hawshan lagu guda jiro. Fadlan dhammaystir xog ururinta hoos ku qoran. Taladaadu waxay naga caawin doontaa qaabka aanu u baadigoobi doonno hoggaamiyaha cusub ee iskuulladeena.

Jawaabaha dhammaantood waa dahsoon yihiin waana la ilaaliyaa. Macluumaadkan waxaa loo uruuriyaa si madax bannaan.

Question Title

* 1. Nidaamka iskuullada Nashville waxaa soo waajihay caqabado faro badan. Haddii aad dooran lahayd sadexda ugu horeeya ee lagu khasab yahay in wax laga qabto shanta sano ee soo socda, maxay noqon lahaayeen? Fadlan sadex keliya dooro.

  1 2 3
In kor loo qaado iskuullada waxbarashadoodu hoosayso
In kor loo qaado tayada waxbarashada
In wax laga qabto khilaafka u dhexeeya iskuullada caadiga ah iyo iskuullada charterka
In wax laga qabto imtixaanada faraha badan ama baritaanka imtixaanka
In iskuulladeena dawladdu noqdaan kuwa la baratama nidaamyada iskuullada kale ama iskuullada gaarka loo leeyahay
In la soo jiito oo joogto laga dhigo macalimiinta fiican
In iskuullada, macalimiinta iyo qoysaska loo oggolaado inay door weyn ku yeeshaan iskuulladooda
In nidaamka iskuulka la casriyeeyo
In meesha laga saaro shuruucda faraha badan
In wax laga qabto baahida caruurta qoysaska aan haysan hanti ku filan
In wax laga qabto baahida ardayda Baranaysa Ingiriiska (EL)
In wax laga qabto baahida ardayda waxbarashada khaaska ah
Hore wax looga qabto akhriska iyo qoraalka
In kor loo qaado mushaharka macalimiinta
In la siyaadiyo dakhliga loogu talagalay arday walba (sidoo kalena loo yaqaan kharashka arday- walba “per pupil”)
In xasilooni iyo nabad lagu soo dabbaalo nidaamka iskuulka iyo wadahadalka shacabka Kale (fadlan caddee)

T