Abuurista Metro amaan badan |
King County Metro’s Safety, Security, and Fare Enforcement (SaFE, Fulinta Badqabka, Amaanka, iyo Lacagta baska) ayaa doonaaya inuu bulshada la abuuro bulshada (taasoo ka dhigan adigga!) qeexitaanka iyo higsiga waxa looga jeedo helitaanka badqabka iyo raacida gaadiidka Metro. Jawaabaha aad ka bixiso su'aalaha soo socda ayaa naga caawinaaya nidaaminta qeexitaankaas iyo higsigaas waxa looga jeedo dareemida iyo helitaanka badqab.
Xog aruurintaan waxay qaadan doontaa qiyaas ahaan 10-20 daqiiqo si loo dhameystiro.