Hay’ada Anoka County Parks waxa ay jeclaan lahayd in ay kala war qadaataan dadka isticmaala barxadaha iyo dadka degaanka degan, ee iyagu aan aqoonta fiican u lahayn nidaamka barxadaha deegaan u shaqeeyaan, si ay uga caawiyaan dadaalada qorsheynta ah ee mustaqbalka. Iyadoo hay’ada Anoka County Parks Kaashanaysa hay’ada la yiraahdo Metropolitan Council, ayey waxay xiriirin doontaa beesha oo dhan, iyadoo adeegsanaysa qaabab badan oo xiriirin ah, si ay u hubsato in fududaynta barxaduhu bixiyaan ay yihiin kuwa muujiya baahida beesha, ee sida joogtada ah mar walba isu bedesha.   

Question Title

* 1. Dhawaan ma booqatay goobaha barxadaha ah mid ka mid ah?

Question Title

* 2. Sidee ayaad gaadiid ahaan ku tagtay goobta barxada ah?

Question Title

* 3. Hadii aad adigu dooran kartid qaabka aad ku tagayso barxadaha, gaadiid noocee ah ayaad jeclaan lahayd in aad ku tago barxadaha?

Question Title

* 4. Maxaad ku sameeysaa barxadaha kolka aad joogto?

Question Title

* 5. Kolka aad isugu soo baxdaan barxadaha dibada ah caadiyan meeqa ruux baad tihiin?

Question Title

* 6. Alaab aad soo kiraysatay ma ku dhex isticmaashay barxadaha? (sida, teendhooyinka waaweyn ee dibada laga dhiso, miisaska dibada yaal ee wax lagu cuno, iwm)

Question Title

* 8. Sidee ayey muhiim kuugu tahay in aad hesho wadiiqooyinka/ marsho biyeediga dhisan?

Aad muhiim iiguma aha Muhiim igu ah Aad muhiim iigu ah
Clear
i We adjusted the number you entered based on the slider’s scale.

Question Title

* 9. Intee goor ayaad isticmaashaa wadiiqooyinka/marsho biyeetiyada?

Question Title

* 10. Sdiee ayey muhiim kuugu tahay ama u sameeysaa nadaafada barxadu booqashadaada?

Aad muhiim iiguma aha Muhiim igu ah Aad muhiim iigu ah
Clear
i We adjusted the number you entered based on the slider’s scale.

Question Title

* 11. Sidee ayey muhiim kuugu tahay in aad adigu ku aragto shaqaale baraxada jooga

Aad muhiim iiguma aha Muhiim igu ah Aad muhiim iigu ah
Clear
i We adjusted the number you entered based on the slider’s scale.

Question Title

* 12. Waa maxay waxyaabaha kaa hor istaaga in aad isticmaasho barxadaha?

Question Title

* 13. Sidee ku heshaa akhbaar ku saabsan hawlaha/mashaariicda barxadaha ka jira?

Question Title

* 14. Magaaladee ku nooshahay?

Question Title

* 15. Da’da

Question Title

* 16. Jinsiga

Question Title

* 17. Qoowmiyada

T