Guddiga Jaaliyadda ee Berta Como ayaa baadhaya sahan dadka isticmaala Berta Como. Waxaan dooneynaa inaan ogaano waxa ay u eg tahay si aad u hesho/tagto goobaha ama agagaarka Berta markad lugeneyso, baaskiilka wadid, ama siyaba kale haddii aadan ku jirin gaadhigaaga.
Ugu horreyn, waxaan ku weydiin doonaa su'aalo ku saabsan sida aad u isticmaashid Berta iyo goobaha kale ku kala yaala Berta Como. Waxaan isku dari doonaa jawaabahaaga iyo dadka kale si aan ugu tayagelinno horumar hagaajinta jidadka, calaamadaha, iyo helitaanka goobaha Berta.
Mashruucan wuxuu la shaqeynayaa Wasaaradda Beeraha iyo Madadaalada ee Saint Paul. Waxaa taageeraya qeyb ka mid ah deeqda iyadoo loo marayo Iskuduwaha Dib-u-hagaajinta Caafimaadka ee Gobolka Minnesota iyo Caafimaadka Bulshada ee Saint Paul-Ramsey.

Meeqa jeer ayaad booqataa Berta Como?

Question Title

* 1. Meeqa jeer ayaad booqataa Berta Como?

Booqashadii ugu dambeysey  ee Berta Como Regional Park, sideebaad ku gaartay?

Question Title

* 2. Booqashadii ugu dambeysey  ee Berta Como Regional Park, sideebaad ku gaartay?

Iyada oo ku saleysan khibradaada, sidee u fududahay (ama aan u fududeen) goobaha berta Como Regional Park markaad socoto ama baaskiil wadid?

Question Title

* 3. Iyada oo ku saleysan khibradaada, sidee u fududahay (ama aan u fududeen) goobaha berta Como Regional Park markaad socoto ama baaskiil wadid?

T