Imtixaan

Question Title

* 1. Nadiifinta liigaga igsooska baabuurka wayn ee naaftda ah waa:

Question Title

* 2. Marka aad DPF kaaga lanadiifinayo amase la bedelo, waa inaad waydiiso iibiyaha (dealer) ka:

Question Title

* 3. Haddii aad iska dhega mariso digniinaha nalka ee kawarkaaga:

Question Title

* 4. Liigitaanada igsaasyada qaarkooda waxa alagu aqoonsadaa iyaddoo la dhegaysto iyaga marka injiinku uu socdo.

Question Title

* 5. Maxaad u baahantahay inaad samayso Parked Regen?

Question Title

* 6. DPF inta badan waa qeybaha injiinka koowaad ee muujisa dhibaato xataa haddii sababta dhibaatada ay meel kale oo injiinka ah tahay.

Question Title

* 7. Intee jeer ayaad hubinaysaa dareerahaaga?

Question Title

* 8. Isku darka saliido kale duwan baabuurkaaga wayn waxba ma yeeli doonto injiinkaaga ilaa inta ay yihiin saliido tayo sareeya.

Question Title

* 9. Qeybahee injiinka ah ayaa sameeya DPF saamaynta? (dooro dhammaan inta ku habboon)

Question Title

* 10. DPF Waa inuu gacanta ku nadiifiyaa makaanig takhasus u lehi:

Question Title

* 11. Makaanigu waa inuu had iyo jeer samayso Parked Regen ka dib marka uu ku rakibo mid nadiif ah ama cusub DPF.

Question Title

* 12. Waa maxay saddex arrimood ee dayactirka muhiimka ee uu leeyahay DPFs (saddex dooro)

Question Title

* 13. ___________taangigu waa inuu buuxaa ugu yaraan ¼.

Question Title

* 14. ___________waa in gacanta lagu nadiifiyaa si looga saaro dambaska.

Question Title

* 15. Markaad laynka ku sugayso dekada oo baabuuraakagu aanu dhaqaaqayn, waa inaad:

Question Title

* 16. Maxaa dhici kara haddii DPF ay xanibanto?

Question Title

* 17. ___________ waxa uu u baahanyahay heerkul kulul.

Question Title

* 18. Maxaad samayn kartaa si aad u caawiso baabuurkaaga Active Regen?

Question Title

* 19. Haddii uu nalkaaga DPF ta uu bilig leeyahay, waxaad u baahantahay:

Question Title

* 20. Haddii baabuurkaaga wayn uu isticmaalayo shidaal ka badan ka caadiga ah waa inaad:

T