Dulmar Guud

Bishii Abriil, iyada oo qayb ka ah gurmadka degdegga a ee COVID19, 26 mayl oo ku meelgaar ah Joog Wadooyin Caafimaad qaba aya sameeyay (la rakibay) si dadku u jimicsadaan, ugu lugeeyaan, baaskiilna ugu wataan, una galaan dukaamada raashinka maxaliga ah, farmashiyaasha, iyo ganacsiyada iyagoo 6-fuud kala fogeynaya.

Waxaan jeclaan lahayn inaan maqalno jawaab celintaada ku saabsan Joog Wadooyinka Caafimaad qaba ee bulshadaada si aad u aragto sida jidadku u
shaqeynayaan iyo haddii laga dhigi karo kuwo joogto ah.

Wargelin gaar kuu ah:
i aad u hesho macluumaad intaas ka badan, eeg Sharciga Diiwaanka Dadweynaha cutubka RCW 42.5. Si aad wax badan uga ogaato sida aan u maamulno macluumaadkaaga, eeg Bayaanka waxyaalaha gaarka kuu ah. 

Question Title

Image

Question Title

* Fadlan dooro Joog Wadooyin Caafimaad Qaba taas oo aad jeceshahay inaad ka jawaab celiso? Fadlan isticmaal khariirada kore si aad u hesho caawinaad.

 
5% of survey complete.

T