2016 Dugsiyada Dadwaynaha Seattle K-5 Hirgelinta Buugaagta laga Barto Luqada Ingiriisiga

Arjiga Deraasada Waalidka/Bulshada  – Kulanka 1aadDugsiyada Dadwaynaha Seattle waxay qiimayn ku samaynayaan buugaagta ardayda fasalada K-5 laga baro Luqada Ingiriisiga.

Ujeedadu waa inaan xulano buugaagta ugu fiican ee laga baran karo akhriska iyo qoraalka luqada ingiriisiga.

Waxaan kusoo macsuumaynaa qoysaska iyo bulshadu inay nala fiiriyaan buugaagta aan ka fikirayno nagana siiyaan warbixin. Warbixintiinu waxay gudida ka caawin doontaa siday u xulan lahaayeen buugaagta ay dersayaan kulankooda 2aad.

Fiirsashada dadwaynaha iyo ka warbixinta kulanka 1aad waxay dhamaanaysaa bisha May 20keeda. 

T