Gacaliye Waalid/Qoys,

Macluumaadkan waxa loo ururinaayaa kaqayb ahaan dadaalka sii socda ee in la fahmo aragtidaada qaas ahaan shaqaalaha dugsiga iyo waalidiinta kale ee dugsiga ilmahada. Jawaabahaan iyo xog ururintan waxay naga caawin doontaa inaanu abuurno xiriir fiican oo dhex mara adiga, macalimiinta, maamulaha, iyo waalidiinta kale ee dugsiga ilmahada.  Waad ku mahadsan tahay ka qayb qaadashadaada.

Dear Parent/Family,

This information is being collected to better understand your experiences with school staff and other parents at your child's school. Your responses will help us create better relationships between you, the teachers, the principal, and other parents at your child’s school. Your responses are voluntary and will be confidential. You will not be individually identified. If you have more than one child, you may answer one survey for each school that your child attends. We ask for which school you are describing at the end of the survey. If there is more than one adult in your household, you may answer this survey together or you may each complete your own survey for each school. All analyses will be conducted by the University of Washington College of Education. Thank you for your participation.

Erin Okuno, Executive Director
Southeast Seattle Education Coalition

Question Title

* 1. Fadlan calaamadee ilaa xadka aad diidan tahay ama raacsan tahay mid kasta jumladaha soo socda.
Please mark the extent to which you disagree or agree with each of the following statements:

  Aadbaan u diidanahay

Strongly Disagree
1
2 3 Waa dhaxdhaxaad

Neither Disagree or Agree
4
5 6 Aad baa u raacsanahay

Strongly Agree
7
Ma khuseyso

Does Not Apply
8
a) Waxaan aqaan barnaamijyo ka jira dugsiga ama degmada si ay ilmahayga u caawiyaan.

I know programs available at school to help my child.
b) Waan aqaan sida ilmahaygu uu yahay tacliin ahaan dugsiga.

I know how well my child is doing academically in school.
c) Waan fahamsanahay tallaabooyinka ilmahaygu u baahan yahay inaan qaado si uu kolajamacad u aado.

I understand the steps my child needs to take in order to go to college.
d) Waan aqaan waxyaabaha caawinaya ilmahayga.

I know the community resources to help my child.
e) Waan aqaan cidda aan kala hadlayo dugsiga tabashooyinkayga ama su’aalahayga ku saabsan tacliinta ilmahayga.

I know who to talk with at school regarding my concerns or questions about my child’s education.

Question Title

* 2. Fadlan calaamadee ilaa xadka aad diidan tahay ama raacsan tahay mid kasta jumladaha soo socda.
Please mark how much you disagree or agree with each of the following statements:

  Aadbaan u diidanahay
1
2 3 Waa dhaxdhaxaad
4
5 6 Aad baa u raacsanahay
7
Ma khuseyso
8
a) Waxaan dareensanahay inaan ku kalsoonahay awoodayda taageerista barashada ilmahayga guriga.

I feel confident in my ability to support my child’s learning at home.
b) Waxaan dareensanahay inaan ku kalsoonahay awoodayda inaan hubiyo dugsiga ilmahaygu inuu buuxiyey baahiyaha barasho ee ilmahayga.

I feel confident in my ability to make sure my child’s school meets my child’s learning needs.

Question Title

* 3. Fadlan calaamadee ilaa xadka aad diidan tahay ama raacsan tahay mid kasta jumladaha soo socda.
Please mark how much you disagree or agree with each of the following statements:

  Aad baan u diidanahay
1
2 3 Waa dhaxdhaxaad
4
5 6 Aad baa u raacsanahay
7
Ma khuseyso
8
a) Si diiran ayaa la ii salaamaa marka aan Waco ama booqdo dugsiga.

I am greeted warmly when I call or visit the school.
b) Dhaqankayga guriga iyo luuqadayda guriga dugsigu waa qiimeeyaa.

My home culture and home language are valued by the school.
c) Waxa la igu martiqaadaa inaan booqdo fasallada si aan u eego barista iyo barashada.

I feel welcome to and comfortable asking to visit my child's classroom to observe teaching and learning.
d) Dugsigu wuxuu dhiirigaliyaa jawaabcelinta waalidka iyo beesha.

The school encourages feedback from parents and the community.
e) Dugsigan, shaqaalaha iyo waalidiintu waxay awoodaan inay ka qaalib noqdaan caqabadaha aqoon la’anta dhaqanada.

At this school, staff and parents are able to overcome cultural barriers.

Question Title

* 4. Fadlan calaamadee ilaa xadka aad diidan tahay ama raacsan tahay mid kasta jumladaha soo socda.
Please mark how much you disagree or agree with each of the following statements:

  Aadbaan u diidanahay
1
2 3 Waa dhaxdhaxaad
4
5 6 Aad baa u raacsanahay
7
Ma khuseyso
8
a) Waxaan haystaa fursad aan ku saamayn karo waxa ka dhaca dugsiga.

I have opportunities to influence and improve what happens at the school.
b) Dugsigayga waxay iga caawisa kobcinta xirfadahayga hoggaamin.

My school helps me develop my leadership skills.
c) Degmadu waxay iga caawisa kobcinta xirfadahayga hoggaamin.

My district helps me to develop my leadership skills.

Question Title

* 5. Fadlan calaamadee ilaa xadka aad diidan tahay ama raacsan tahay mid kasta jumladaha soo socda.
Please mark how much you disagree or agree with each of the following statements:

  Aadbaan u diidanahay
1
2 3 Waa dhaxdhaxaad
4
5 6 Aad baa u raacsanahay
7
Ma khuseyso
8
a) Macalimiinta iyo/ama shaqaalaha dugsigan waxay ula dhaqmaan waalidiinta sida inay u siman yihiin waxbarista carruurta.

Teachers and/or staff at this school treat parents as equal partners in educating children.
b) Macalimiintu si dhaw ayey iila shaqaysaa si aan u buuxiyo baahiyaha ilmahayga.

Teachers work closely with me to meet my child's needs.
c) Macalimiinta iyo/ama shaqaalaha dugsigan waxay ku dadaalaan inay la sameeyaan xidhiidh is-aamin ah qoysaska.

Teachers and/or staff at this school work hard to build trusting relationships with families.
d) Macalimiinta iyo/ama shaqaalaha dugsigan waxay sida runta ah isku dayaan inay fahmaan dhibaatada iyo tabashada qoysaska.

Teachers and/or staff at this school really try to understand families' problems and concerns.

T