1. Qiyaasta Saamaynta Cudurka Corona Virus ee Soomaaliya.

Horudhac:

Magacaygu waa Cabdulrazaaq Cabdullahi Kaariye, Cilmi baare shahaadada sare ee Master degree ka haysta Cilmiga Demography, Bachelor of Statistics.
Sahankan ujeedkiisu waa in la ogaadaa Saamaynta uu cudurka Corona Virus ku yeeshay dadka Soomaaliyeed ee ku dhaqan gudaha Dalka Soomalia.
Sahanku waa mid aan anigu shaqsiyan u fulinayo, wax xiriir ah lama laha hay'ad aan u shaqeeyo iyo cid kale toona; sidaas awgeed waxaan si naxariis leh kaaga codsanayaa in aad igu caawiso dhammeystirka sahankaan oo faa'ido badan u yeelan kara dadkeenna.
Mahadsanid in baddan.

Question Title

* 1. Nooca(Gender)?

T