Waaxda Waxbarashada Gobolka New York (NYSED) waxay hormarineysaa Bogga Waalidka si ay u kordhiyaan daahfurnaanta oo warbixin ka sameeyaan waxqabadka dugsiga iyo xogta kale ee heerka dugsiga oo u sahlan waaladiinta iyo bulshada inay galaan. Kani waa qeyb ka mid ah Qorshaha New York’s ESSA.

NYSED waxay aruurineysaa jawaab celinta ka imaaneyso waaladiinta iyo daneeyayaasha si ay u jaheyso shaqada hormarinta Bogga Waalidka. NYSED waxay u isticmaaleysaa jawaab celintaan inay ku aqoonsato xogta aadka wax ku oolka ugu leh waaladiinta iyo bulshada.

Fadlan buuxi sahankaan shanta daqiiqo ah oo noo sheeg sida aan uga dhigi karno Bogga Waalidka mid wax ku ool ah oo suurtogal ah.

Question Title

* 1. Sidee ayaad ku qeexi laheyd nafsadaada? Dooro dhammaan inta ay quseyso.

Question Title

* 2. Halkee ayaad hadeer ka heshaa warbixin ku saabsan dugsiga bulshada deegaankaaga (tusaale ahaan, heerarka qalin jabinta, xogta waxqabadk ardayga, iwm.) ee Gobolka New York? Dooro dhammaan inta ay quseyso.

Question Title

* 3. Maxaa kaa celiyo inaad heshid warbixin ku saabsan dugsiga bulshada ee New York? Dooro dhammaan inta ay quseyso.

Question Title

* 4. Midkee ka mid ah kuwa xiggo ayay run kula tahay adiga ee wax ku saabsan websaydka kaarka wargelinta dugsiga New York? Dooro dhammaan inta ay quseyso.

Question Title

* 5. Xog noocee ayaa aad wax ku ool ugu yeelan karto oo kaa caawiyo go'aansashada tayada dugsiga?

Sharaxaadaha nooca xog walba waa la heli karaa.

Fadlan ku buundey kuwa xiggo oo qaabka wax ku oolka (1 = ugu wax ku ool badan):

Question Title

* 6. Markii fiirineysid xogta dugsiga, caawimadee ayaa bixiyo xaalada ugu wax ku oolka badan?

Question Title

* 7. Imisa waqti ah ayaad caadi ahaan ku isticmaali laheyd sahminta wargelinta websaydka iyo warbixinta ku saabsan dugsiyada bulshada deegaanka?

Question Title

* 8. Imisa waqti ah ayaad rabtaa inaad ku isticmaashid ku eegida fiidiyo sharaxyo sida loo isticmaalo websaydka cusub ee wadaago xogta dugsiga?

Waad ku mahadsantahay buuxinta sahanka.

Haddii aad su’aalo qabtid ama faalooyin, fadlan i-meel ku soo dir ParentDashboard@nysed.gov

T