WFFK Survey with Cold Items English/Somali

Xog aruurinta Cuntada Caruurta la siiyo Maalmaha Nasiinada Todobaadka

Thank you for taking the time to complete this survey! We at the Ballard Food Bank would like to know how you feel about the food in your weekend bags. There are no wrong answers! //

Waad ku mahadsan tahay waxkhtiga aad ku bixinayso buuxinta xog aruurintaan! Anaga oo ah Ballard Food Bank waxaan jeclaan lahayn inaan ogaano sida aad u aragto cuntada maalmaaha nasiinada todobaadka boorsada laguu soo galiyo. Majiraan jawaabo khalad ah!
1.Who is completing this survey? // Yaa buuxinaya aragti ururinta?
2.I (the student) liked the food in the backpack. // Anigu (ardey) waa jeclahay cuntada boorsada.
3.Did you (the student) have any needs that were not met by the food delivered in this program? Check all that apply: // Miyaad (ardey) leedahay baahiyo kuwaasoo aadan ka helin cuntada maanta la keenay? Tig sii dhamaan kuwa ku khuseeya:
4.How helpful is this program in providing enough food for you (the student) over the weekend? // Waa maxay jinsigaaga/asalkaaga (ee ardey)? Tig sii dhamaan kuwa ku khuseeya:
5.Overall, how much do you enjoy the food in your bags on a scale from 1 to 10? // Si guud intee in le’eg ayaad ku raaxaysataa cuntada boorsooyinka kuugu jirta adiga oo ku cabiraya halbeeg 1 ilaa 10 ah
1
10
6.What is your (the student’s) race/ethnicity? Check all that apply: // Waa maxay jinsigaaga/asalkaaga (ee ardey)? Tig sii dhamaan kuwa ku khuseeya:
7.What’s your age? // Imisa sanno ayaad jirtaa?
8.What school do you go to? // Dugsigee dhigataa?
9.Next, tell us which items in each category are your favorite! // Marka xigta, shayga aad ugu jeceshahay qayb kasta!

Select all your favorite cereals// Dooro dhammaanba firileyda quraacda ee aad jeceshahay
10.Select all your favorite breakfast bars // Dooro dhammaanba quraacda aad jeceshahay
11.Select all your favorite granola bars // Dooro dhammaanba baararka granolaha aad jeceshahay
12.Select all your favorite nuts // Dooro dhammaanba lows aad jeceshahay
13.Select all your favorite snacks // Dooro dhammaanba cuntooyinka fudud ee aad jeceshahay
14.Select all your favorite microwaveableChoose all kinds of microwaveable flour that you like noodles // Dooro dhammaanba baastoyada microwave ka ee aad jeceshahay
15.Select all your favorite beans // Dooro dhammaanba digirta aad jeceshahay
16.Select all your favorite smoothies // Dooro dhammaanba sharaabka aad jeceshaya
17.Select all your favorite yogurts // Dooro dhammaanba yogurt-ka aad jeceshahay
18.What fruits and vegetables would you like to get in your bag? // Waa kuwee qudaarta iyo miraha la cuno e aad jeclaan lahayd in boorsada laguu soo galiyo?
19.Is there anything else you would like to share about what you like to eat? // Majiraan wax kale oo aad jeclaan lahayd inaad nala wadaagto oo ku saabsan waxa aad cunto?