Screen Reader Mode Icon
Golaha Naafada iyo hormarinta ee Gobolka Washington (DDC) wuxuu raadinayaa faallo dadweyne oo ku saabsan himilooyinka qabyada ah, ujeeddooyinka, iyo waxqabadyada qorshaheeda Gobolka ee 2022 ilaa 2026. Tani waa fursad wax looga dhiiban karo shaqada DDC ay qaban doonto shanta sano ee soo socota. Qof kasta oo xiiseynaya arrimaha naafada ee Gobolka Washington - oo ay ku jiraan dadka naftooda u dooda, xubnaha qoyska ee dadka naafada koritaanka qaba, adeeg bixiyeyaasha, iyo kuwa kaleba - way la wadaagi karaan fikradahooda. Waqtiga kama dambaysta ah ee la bixinayo faallooyinka waa Juun 18, 2021.

Question Title

* 1. Ma haysaa wax faallooyin ah ama talo bixin ah oo ku saabsan Himilada 1aad?

(Wadashaqeynta iyo Isuxiridda: DDC waxay la shaqeyn doontaa ururada dadweynaha iyo kuwa gaarka loo leeyahay si loo xoojiyo isgaarsiinta hay'adaha iskudhafka ah iyo hagaajinta natiijooyinka dhammaan dadka naafada ah ee horumarka leh iyo qoysaskooda, dhammaan bulshada iyo dadyowga kaladuwan, guud ahaan gobolka)

Question Title

* 2. Ma haysaa wax faallooyin ah ama talo bixin ah oo ku saabsan Himilada 2-aad?

(Hoggaaminta iyo u-doodista: DDC waxay horumarin doontaa oo taageeri doontaa hoggaamiyeyaasha si ay u xoojiyaan codkooda isla markaana si wax ku ool ah ugu doodaan arrimaha muhiimka u ah iyaga, qoysaskooda iyo bulshadooda)

Question Title

* 3. Ma haysaa wax faallooyin ah ama talo bixin ah oo ku saabsan Himilada 3aad?

(Siyaasadaha, Barnaamijyada iyo Ganacsiyada u faa'iideya dhammaan dadka qaba naafonimada korriinka iyo qoysaskooda)

Question Title

* 4. Ma haysaa wax faallooyin ah ama talo bixin ah oo ku saabsan qabyo-qoraalka Qorshaha Gobolka ama ku saabsan Golaha Naafada Korriinka guud ahaan?

Question Title

* 5. Fadlan calaamadee qaybta sida ugu fiican kuu tilmaamaysa (calaamadee dhammaan inta ku habboon)

Question Title

* 6. Muxuu yahay nambarkaaga xaafadda (zipkood-ka)?

Question Title

* 7. Waa maxay jinsiyadaada iyo / ama isirkaagu? (calaamee dhammaan inta ku habboon)

0 of 7 answered
 

T