Question Title

* 1. Magaca canuga (ikhtiyaari ah):

Question Title

* 3. Qoyskeyga wuxuu ka qeyb qaatay Kormeerida Dhaqdhaqaaqa Mashruuca “Bridge” inta lagu jiro sannad dugsiyeedka 2017-18?

Question Title

* 4. Waxaan ka qeyb qaatay Tababarka Waxbarashada Waalidka Qoysaska Horay u socda ee ECEAP ay bixisay?

Question Title

* 5. Waxaan ku luglahaa ECEAP ee wadooyinka xigga: Calaameey dhammaan kuwa khuseyo

Question Title

* 6. Faalooyinka

Question Title

* 7. Sidee ayay ECEAP kuu soo ogeysiineysaa dhacdooyinka, fursadaha waxbarashada, tallooyinka caafimaadka, diyaarsanaanta Dugsiga barbaarinta, iwm.? Calaameey dhammaan kuwa khuseyo

Question Title

* 8. Faalooyinka

Question Title

* 9. Macalinka canugeyga iyo aniga waxaan ka hadalnay hormarka canugeyga

Question Title

* 10. Macallinka cunugayga iyo anigu waxaannu cunugayga u samaynay hadafyo tacliineed

Question Title

* 11. Macalinka canugeyga wuu ila shaqeeyaa marka aan ka walaacsannahay canugeyga ama fasalka canugeyga

Question Title

* 12. Fasalka canugeyga wuxuu ku bixiyaa fursadaha waxbarashada luuqada hooyo ee qoyskeena

Question Title

* 13. Shaqaalaha ECEAP ayaa iga caawiyey helitaanka adeegyada caafimaad taas darteed daryeelka caafimaad cunugayga waa la qaabilay

Question Title

* 14. Kadib la shaqeynta shaqaalaha taageerada qoyska, waxaa wax badan iisuurtogashay in aan aqoonsado baahiyada canugeyga

Question Title

* 15. Qoyskeyga wuxuu hormariyay hadafyada arimaha muhiimka ah ee nolosheena

Question Title

* 16. Waxaan leeyahay dad aan la hadli karo oo ka ogaan karo halka caawin loo daadayo haddii loo baahdo

Question Title

* 17. Waan ogahay inta lacag ah ee aan u baahannahay inaan ku sameeyo in dhaqaale ahaan xasiloon

Question Title

* 18. Waxaan la dajiyay hadafyada dhaqaalaha ee shaqaalaha taageerada qoyska ECEAP sannadkaan.

Question Title

* 19. Waxaan qorsheeyay inaan joogteeyo ka shaqeynta hadafyadeyda dhaqaalaha.

Question Title

* 20. Kadib taageerada ECEAP sannadkaan, way ii sahlantahay aniga inaan isdajiyo oo aan ka fakiro dhibaatooyinkeyga oo illaa dhinaca xalka.

Question Title

* 21. Shaqaalaha ECEAP way ixtiraamaan aaminaada qoyskeyga, dhaqanka, luuqada iyo dhaqamada barbaarinta canuga

Question Title

* 22. Taageerada aan ka helay ECEAP waxay sahlisay isbadelka dugsiga barbaarinta

Question Title

* 23. Ma haysaa faalooyin dheeraad ah ee aad jeclaan laheyd in aad ku dartid?

T