Hordhac

Waxaan u baahanahay inaad naga caawiso si aan u fahano Saameynta COVID 19 ku yeeshay Xaafada!

 Jawaabaha su'aalaha iyo macluumaad kale oo lagu darey waxay caawineysaa Waaxda  Caafimadka guud ee Scott  inay fahmaan saameynta ballaadhan ee COVID-19 U geystey dadka degan scott.

waxaa intaa siidheer inaan uga faaiideysano akhbaartan inaan u sameyno Dadka howlo muhiim u ah oo wax ka qabanaya xaalada caafimaad.

Fadlan Buuxi sualaha Hal mar keliya uun.

 Waad ku mahadsantahay waqtiga aad siisay inaad ku buuxiso sahankan!

T