|
Waan kaqeybgalay shirkii kulanka macalimiinta iyo Waalidiinta ee lagu qabtay cunugayga iskuulkiisa waana la’isiiyey akhbaartii kusaabsan Title I iyo(Qodobkii Cunug Harikaro Majiro) (NCLB).
|
|
|
|
Kataliyaha Arimaha Iskuulka (SAC) shirarka waxay kuqabtaan cunugayga iskuulkiisa si looga wadahadlo mowduuca Kusaabsan Title I ee oo khuseeya iskuulada oodhan, kujiro xaquuqda waalidinta inay ka qeybqaadan karaan go’aaminta laxiriirta sida horay looguwadi lahaa qorshaha hor uwadida iskuulada ee Title I.
|
|
|
|
Waan helay akhbaartii kusaabsanayd kaqeybgalka waaridka ee NCLB.
|
|
|
|
The school explained what Adequate Yearly Progress (AYP) means.
|
|
|
|
Waan ogaa inuu iskuulku yahay fookas, midka koobad,signajar ikuul, ama TITLE I.
|
|
|
|
Waan helaa akhbaarta markasta iyadoo kulifaaqan kaarka warbixinta, ee Kusaabsan natiijadii cunugayga ee iskulkiisa, ooy kamidtahay qiimayntii intixaanka wayn (MAP).
|
|
|
|
Waan ogahay in aan qoraal laiigusoo sheegi markii uu cunugayga fasalkiia uu dhigayo macalin aan macalinkiisa ahayn in kabadan afar isbuuc.
|
|
|
|
Waan haystaa akhbaarta kaqeybgalka sharciga ee skuulkiisa waalidka .
|
|
|
|
Waan haystaa akhbaarta sharciga Waalidka ee kaqeygalka iskuulka degmada .
|
|
|
|
Waan saxiixay waana haystaa koobi ee iskuul kanbaaga Waalidka.
|
|
|
|
Waan haystaa buuga Waalidka iyo ardayga.
|
|
|
|
Waan helaa akhbaarta Kusaabsan caawinta iskuulka kadib, caawin bilaasha iyo fahanka akhbaarta.
|
|
|
|
Waan fahansanahay in waaliku uu codsankaro qaadana karo macalimiinta akhbaarta uu xaqa uleeyahay.
|
|
|
|
Iskuulku wuxuu Waalidiinta akhbaarta kusiiyaa luuqadooda , haddii ay ka duwantahay ingiriiska.
|
|
|
|
Iskuulku wuxuu isiiyaa talooyinka iyo sidii aan cunugayga oogu caawinlahaa guriga.
|
|
|
|
Wixii talo ah iyo Waano waa loobaahanyahay.
|
|
|
|
Iskuulka waxuu waalidiinta ufidiyey fursado badan oo iskaa waxuqabso ahaan aay uga qaybqaatan.
|
|
|