Community Needs Assessment | Somali

Waxaan kugu martiqaadaynaa inaad ka mid noqoto qiimaynta baahiyaha bulshada ee UCAP.
Macluumaadka aad wadaagto ayaa naga caawin doona inaan si wanaagsan u fahanno baahiyaha bulshadayada, agabyada jira iyo adeegyada weli loo baahan yahay

Sahanku gabi ahaanba waa qarsoodi oo ma ururiyo macluumaad lagu aqoonsanayo.

Waad ku mahadsan tahay waqtigaaga!
Tirakoobka guud (GENERAL DEMOGRAPHICS)
1.Gobolkee ku nooshahay? (Which County do you live in?)
2.Waa maxay xidhiidhka aad la leedahay UCAP? (Calaamadi dhammaan kuwa khuseeya.) (What is your relationship to UCAP? (Check all that apply.)
3.Waa maxay da'daada? (What is your age group?)
4.Imisaa Caruur ayaa ku la nool guriga oo dadooda ka yartahay 18 sano (How many children under the age of 18 live in your household?)
5.Midkee ka midah kuwan soo socda ayaa sii fiican u qeexaya qoysgaaka? (Which of the following best describes your household?)
6.Adiga ama qofkale oo qooskaaga ka tirsan ma u adeegay waajibaad firfircoon oo ka tirsan ciidamad qalabka sida ee mareykanka ? (Have you or anyone else in your household served on active duty in the United States Armed Forces?)
7.Luqadee ayaa lagaga hadlaa gurigaaga ?(calaamadey dhamaan kuwa ku khuseeya) (Which languages are spoken in your home? (Check all that apply.)
8.Qaybtee ugu dhow dhakhliga aqoyskaaga sanadlaha ah? (Which category is closest to your annual household income?)
9.Waa maxay heerka ugu sarreya ee waxbarashada aad dhamamaysay? (What is the highest level of education you have completed?)
10.Waa maxay heerka shaqo ee hada ? ( calaamadi dhamman kuwa khuseeye) (What is your current employment status? (Check all that apply.)
11.Waa maxay shaqadaada caadiga ah iyo/ama Jadwalka Dugsiga ? (calaamadi dhammaan Kuwa khuseeya) (What is your typical work and/or school schedule? (Check all that apply.)
GAADIIDKA (TRANSPORTATION)
12.Boqolkiiba immisa baahida gaadiidka ah ayaa lagu daboolay wax aan ahayn gaariga qoyskaaga (What percentage of your transportation needs are being met by something other than your family vehicle?)
13.Sannadkii u dambeeyay, weligaa ma seegtay shaqo, ballan caafimaad, waraysi shaqo, ama ballan kale oo muhiim ah sababtoo ah ma aadan haysan gaadiid? (Within the last year, have you ever missed work, a medical appointment, job interview, or other important appointment because you did not have transportation?)
14.Qaababka soo socda ee gaadiidkee ayaad isticmaashaa? (Calaamadi dhammaan kuwa khuseeya) (Which of the following forms of transportation do you use? (Check all that apply.)
15.Nooca gaadiidka aad inta badan isticmaasho? (Which form of transportation do you use most frequently?)
16.Waa maxay caqabadaha gaadiidka qaarkood ee aad haysato? (Calaamadi dhammaan kuwa khuseeya (What are some transportation challenges that you have? (Check all that apply.)
WAXBARASHADA (EARLY EDUCATION)
17.Ku qiimee kuwa soo socda sida ay ula xariiran baahiyaha 0 ilaa 3jirka ee bulshadada (Rate the following as they relate to the needs of 0 to 3 year olds in your community)
Looma Baahno (Not a need)
Bahi qaar (Some need)
Baahi Aad u Sarreysa (High need)
Lama Hubo (Unsure)
Daryeel caruur oo la heli karo (Available Childcare)
Xanaano caruur oo tayo sare leh (High Quality Childcare)
Daryeel Cafimaad (Healthcare)
Daryeelka caafimaadka dhimirka (Mental Healthcare)
Cunto Caafimaad Leh (Healthy Food/Food Support)
Adeegyada caruurta naafada ah (Services for Children with Disabilities)
18.Ku qiimee kuwa soo socda sida ay ula xariiran baahiyaha 3 ilaa 5jirka ee bulshadada (Rate the following as they relate to the needs of 3 to 5 year olds in your community)
Looma Baahno (Not a need)
Bahi qaar (Some need)
Baahi Aad u Sarreysa (High need)
Lama Hubo (Unsure)
Daryeel caruur oo la heli karo (Available Childcare)
Xanaano caruur oo tayo sare leh (High Quality Childcare)
Daryeel Cafimaad (Healthcare )
Daryeelka caafimaadka dhimirka (Mental Healthcare)
Cunto Caafimaad Leh (Healthy Food/Food Support)
Adeegyada caruurta naafada ah (Services for Children with Disabilities)
19.Maxay tahay baahid adiga iyo /ama bulshadaadu u haysaan caruurta dhakhligooda hooseeyo ee ay da’dood kayayartahay 5 jir iyo qoysaskooda ? (Calaamadi dhammaan kuwa khuseeya) (What needs do you and/or your community have for low-income children under the age of 5 and their families? (Check all that apply.)
Daryeelka Caafimaadka (HEALTH CARE)
20.Dadka qoyskaaga ma leeyihiin caymis cafimaad? (Do people in your household have health insurance?)
21.Maxay yihiin shanta 5 Welwelkaaga daryeelka caafimaad ee ugu sarreya?( Dooro ilaa 5) (What are your top five (5) healthcare concerns? (Select up to 5.)
CUNTADA/ NAFAQADA (FOOD/NUTRITION)
22.Maxay bulshadaada u baahantahay si ay u caawiso dadka cunto/ nafaqo fiican haysto ? (Dooro ilaa 5) (What do you or your community need to help people with better food/nutrition? (Select up to 5.)
ADEEGYADA SARE (SENIOR SERVICES)
23.Waxyaabaha lagama maarmaanka u ah badbaadada iyo madax-bannaanida dadka waayeelka ah guryahooda?(Dooro ilaa 5) Which of the following are needed for seniors to remain safe and independent in their homes. (Select up to 5.)
GURYAHA (HOUSING)
24.Xaaladaada nooleed waa side? (What is your current living situation?)
25.Noocee guri ah ayaa ka maqan ama ku yar bulshadaada? (Calaamadee dhammaan kuwa quseeya.) What type of housing is lacking in your community? (Check all that apply.)
26.Maxay yihiin arrimaha ugu sarreya ee hada dadka ka hor istaagaya inay iibsadaan guri agaarkaaga ah? (Calaamadi dhamaan kuwa ku khuseeya) (What are the top issues that currently prevent people from buying a home in your area? (Check all that apply.)
27.Waa maxay baahida Guriyeyanta aan la daboolin adiga / bulshadadaada?( Dooro ilaa 5) (What housing needs do you or your community have that are not being met? (Select up to 5.)
BAAHIYAHA AASAASIKGA AH (BASIC NEEDS/OTHER)
28.Waa maxay baahiyaha kale oo aan la daboolin ee ka jira bulshadaada? (What other needs do you or your community have that are not being met? (Check all that apply.)
29.Maxay yihiin sadsexda (3) Walac ee ugu sareeya ee aad ka qabto dhalinyarada da’doodu tahay 6-12 (Dooro 3) (What are the top three (3) concerns you have for youth ages 6-12? (Select 3)
30.Waa maxay saddexda (3) walac ee ugu sarreeya aad ka qabto da’da dhalinyarada ee 13 ilaa 18? (What are the top three (3) concerns you have for youth ages 13-18? (Select 3)
31.Ilaa intee la’eg ayaa agabyadan soo socdao laga heli karaa bulshadaada? (To what extent are the following resources currently available in your community?)
Lama heli karo (Not available at all)
Mararka qaar waa la heli karaa (Somewhat available)
Si dhexdhexaad ah ayaa loo heli karaa (Moderately available)
Si ku filan ayaa la heli karaa (Adequately available)
Barnaamijyada cuntada iyo nafaqada (Food and nutrition programs)
Barnaaamijyada horumarinta caruurta (Child development programs)
Barnaamijka dayactirka iyo hagaajinta guryaha (Housing maintenance/repair program)
Guriyenta wax iibsiga / bixinta (Temporary housing options)
Caawinta gaadiidka (Transportation assistance)
Waxbarashada iyo caawinta daryeelka caafimaadka (Healthcare education and assistance)
Taageero ama caawimaad dhaqaale (waxbarasho, caymis, faa’iidooyin, canshuuro, iwm. (Financial support/assistance (education, insurance, benefits, taxes, etc.)
Wacyigelin caafimaad iyo taageero la xiriirta badbaadada jirka (Physical safety education/support)
Taageerada daryeelka waayeelka (Senior care support)
Taageero waxbarasho, xirfado iyo tababar(Education support, skills and training)
Taageero shaqo, xirfado iyo tababar (Employment support, skills and training)
Taageero sharci iyo wakiilnimo (Legal support and representation)
32.Kee ka mid ah waxyaabahan ayaad adiga iyo/ama bulshadaada ugu baahan tihiin caawimaad ugu badan? (Dooro ilaa 5) (Which of the following do you and/or your community need the most help with? (Select up to 5.)
33.Sidee baad jeclaan lahayd inaad wax uga barato adeegyada ku yaal deegaankaaga? (How do you prefer to learn about services in your area? (Check all that apply.)
34.Waa maxay awaaoda bulshadaada? (What are the strengths of your community?)
35.Kheyraadka iyo adeegyada ku yaal bulshadaada kee ayaa daboolaya baahiyaha dadka? (Which resources and services in your community are meeting people’s needs?
36.Maxaa kheyraad iyo adeegyo dheeraad ah oo bulshadaadu u baahan tahay?
(What other resources and services are needed in your community?)