Ka caawi Seattle Housing Authority (SHA) inay go'aan ka gaaraan miisaaniyadeeda 2027. La wadaag fikradahaaga iyo mudnaanahaaga adigoo buuxinaya sahankan xog-aruurin ahaaneed.
Jawaabahaagu waxay noqon doonaan qarsoodi oo ma saamayn doonaan gurigaaga, adeeg kasta oo aad hesho, ama taageero dhaqaale oo kasta oo aad hesho.
Jawaabaha sahanka xog-aruurinta waa la ururin doonaa oo lala wadaagi doonaa waaxaha Seattle Housing Authority (SHA) si dib loogu eego loona tixgaliyo inta lagu jiro habka qorshaynta miisaaniyad sanadeedka. Waxaan rajeyneynaa inaan adeegsanno jawaabaha sahankan si aan u aqoonsanno barnaamijyada hadda jira ee mudnaanta u leh kiraystayaasheena. SHA waxay ka shaqeyn doontaa hubinta sii socoshada heerarka adeegyada shaqeeya, gaar ahaan adeegyada ay kiraystayaasheenu aadka u daneynayaan.
Haddii aad buuxiso Sahanka Miisaaniyadda, waxaad heli doontaa fursad aad kaga qayb qaadato bakhtiyaa-nasiib si aad abaalmarin ugu guuleysato. Jawaabahaaga Sahanka Miisaaniyadda LAMA xiriirin doono gelitaankaaga abaalmarinta – waxay ahaan doonaan kuwo qarsoodi ah mana saameyn doonaan fursaddaada lagu xulanayo si aad abaalmarin u hesho. Ilaa 40 jawaab bixiyaal ah ayaa si aan kala sooc lahayn loogu dooran doonaa si ay u helaan kaar ay ku jirto $25.
Fadlan ku dhiirigali dadka kale inay ka qeybqaataan. Mahadsanid!

Tilmaamaha Sahanka Xog-aruurinta: Fadlan sax sanduuqyada sida ugu wanaagsan adiga kuugu haboon.