Ogeysiiska Qarsoonnimada:
Macluumaadka lagu bixiyay sahankan waxaa loo tixgaliyaa diiwaan dadweyne waxaana laga yaabaa inay ku xiran tahay siidaynta dadweynaha. Wixii macluumaad dheeraad ah, eeg Xeerka Diiwaanka Dadweynaha, RCW Cutubka 42.56. Si aad wax badan uga barato sida aan u maamulno macluumaadkaaga, arag Bayaanka Qarsoonnimadayada.
Haddii goobtaada shaqadu ay ku taal Pioneer Square, Chinatown International District (CID), Othello ama Rainier Beach, waxaad buuxin kartaa foomka diiwaangelinta soo socda si aad u hesho kaarka ORCA ee bilaashka ah. Haddii aad u qalanto, waxaanu kuugu soo diri doonaa kaar goobtaada shaqada. Macluumaadkaaga lama wadaagi doono waxaana loo isticmaali doonaa qiimaynta barnaamijka iyo abaabulka oo keliya. Macluumaad dheeraad ah iyo shuruudaha u-qalmitaanka, booqo ORCA bogga internetka ee Kaarka Soo-kabashada.

Question Title

* 1. Waa maxay magacaaga oo dhameystiran?

Question Title

* 2. Waa maxay iimaylkaagu? Waxa laga yaabaa inaan tan u isticmaalno si aan kula soo xiriirno macluumaadka ku saabsan kaarka soo kabashada.

Question Title

* 3. Waa maxay lambarka taleefankaagu?  Waxaa laga yaabaa inaan u isticmaalno kan si aan kula soo xiriirno macluumaadka ku saabsan kaarka soo kabashada.

Question Title

* 4. Xagee ka shaqeysaa (ku qor magaca goobtaada shaqada)

Su'aalaha soo socdaa waxay ku weydiinayaan caadooyinka safarkaaga hadda. Jawaabahaagu waxay naga caawin doonaan inaan fahanno saamaynta Kaarka Soo-kabashada ORCA. Jawaabahaaga su'aalahan saameyn kuma yeelan doonaan u-qalmitaankaaga Kaarka Soo-kabashada ORCA.

Question Title

* 5. Sideed inta badan u bixisaa kharashka gaadiidka?

Question Title

* 6. Toddobaadka caadiga ah, imisa jeer ayaad raacdaa gaadiidka dadweynaha?

Question Title

* 7. Markaad ka fikirto caadooyinka safarkaaga hadda, fadlan calaamadee inta aad ku raacsan tahay weerahan soo socda:

  Aad ugu raacsan Ku raacsan Dhexdhexaad Khilaafsan Aad u khilaafsan
Way fududahay in loo safro oo laga soo noqdo shaqada
Gaadiidka dadweynaha waa mid la awoodi karo
Waxaan isticmaalaa gaadiidka dadweynaha si aan u shaqeeyo
Waxaan isticmaalaa gaadiidka dadweynaha si aan ugu tago meelaha aan shaqada ahayn ee nolol maalmeedka (dukaamada cuntada, dugsiga, ballamaha caafimaadka, iwm.
Waxaan isticmaalaa gaadiidka dadweynaha si aan u tago meelaha firaaqada ah jardiinooyinka, si aan u arko asxaabta iyo qoyska, iwm.)
Gaadiidka dadweynaha ayaa ah ikhtiyaarka gaadiidka aan doorbido

T