West Bench Neighborhood

Ujeedada su’aalahan waxay tahay si loo ururiyo  talo soo jeedin ku saabsan xaafaddaan ee dadka degan, Dadka ka shaqeeya xaafada, iyo reerah caruurtoodu ay dhigtaan dugsiga Xaafadda intaba. Taladaada iyo aragtidaada waxay naga caawin doontaa sidaan u aqoonsan lahayn in aan diirada  saarno  qorshe,  kaas oo keenaya in si gaar ah loo jecleysto, ayna noqoto xaafad uu ku noolan karo qof waliba.  

Question Title

* 1. Fadlan buuxi halka lagaala soo xiriiri karo:

Question Title

* 2. Waa Maxay xiriirka kaala dhaxeeya Xaafaddan? Calaamadeey tan kugu haboon:

Question Title

* 3. Side ayaad door bidi lahayd in lagugu soo gaarsiiyo dhacdooyinka iyo wixii ku soo kordha xaafadda?

Question Title

* 4. Fadlan halkaan calaamadey hadaad jeceshahay isu diiwaan gelinta wargeyska xaafaddr:

T