Wax Nooga Sheeg Khibradaada Raacitaanka Baska

Naga caawi dejinta qorshaha kaadh bas lagu raaco oo bilaash ah ama qiimo jaban oo ka shaqeeya guud ahaan Koonfurta Maine! Dhiibo ra'yigaaga ku aadan waxa si fiican u shaqeynaya iyo waxa la hagaajin karo.

Ra'yi ururintani waxaa qabanaya Moving Maine Network, Cumberland County Public Health, Greater Portland Council of Governments iyo wakaaladaha basaska ee maxalliga ah. Wixi macluumaad dheeraad ah, booqo movingmaine.org ama iimayl u dir info@movingmaine.org.

Question Title

* 1. Fadlan noo sheeg magaalada aad ku nooshahay ama aad ku hesho boostada. Macluumaadkani waxa uu inaga caawin doonaa in aanu xaqiijinno in aanu gaadhno dad ballaaran oo kala duwan!

Question Title

* 2. Bishi la soo dhaafay, xulashooyinkaan gaadiid ee soo socda kee baad adeegsatay ugu yaraan halmar si aad ugu tagto meel ka baxsan gurigaaga? Dooro dhammaan kuwa ay khusayso:

Qeybtan, waxaan jeclaan lahayn in aad wax nooga sheegto khibradahaaga qorsheynta in aad raacdo baska iyo isu diyaarinta inaad lacag bixiso.

Question Title

* 3. Sidee ayaad badanaa u bixisaa kharashka baska? Dooro dhammaan kuwa ay khusayso:

Question Title

* 4. Sidee u qorsheysaa safarkaaga baska? Dooro dhammaan kuwa ay khusayso:

Question Title

* 5. Adiga oo milicsanaya khibradaada qorsheynta iyo bixinta kharashka safarkaaga, fadlan ka jawaab weydiimaha hoose.

Qeybtan, waxaan jeclaan lahayn in aad wax nooga sheegto khibradahaaga tegidda meesha uu baska istaago, ku sugidda meesha uu baska istaago iyo doorashada baska saxda ah.

Question Title

* 6. Sidee ku tagtaa meesha uu baska istaago? Dooro dhammaan kuwa ay khusayso:

Question Title

* 7. Intee in le'eg ayay meesha aad ku nooshahay u jirtaa meesha uu istaago baska aad inta badan raacdo?

Question Title

* 8. Adiga oo ka fikiraya khibradahaaga tegidda meesha uu baska istaago, ku sugidda meesha uu baska istaago, iyo doorashada baska saxda ah si aad u raacdo, fadlan ka jawaab weydiimaha soo socdo.

Question Title

* 9. Su'aashani waxa ay ku saabsan tahay khibradahaaga inta aad korayso oo aad saaran tahay baska. Fadlan ka jawaab weydiimaha soo socdo.

Qeybtan, waxaan jeclaan lahayn in aad wax nooga sheegto khibradahaaga inta aad ka dagayso baska oo aad ka tagayso meeshi aad u socotay.

Question Title

* 10. Marka aad saaran tahay baska, sidee ku ogaataa marka ay tahay wakhtiga saxda ah ee aad codsanayso meesha uu kuu istaagayo? Dooro dhammaan kuwa ay khusayso:

Question Title

* 11. Adiga oo milicsanaya khibradaada ka bixista baska iyo tegista meeshi aad u socotay, fadlan ka jawaab weydiimaha soo socdo.

T