Federal Boulevard Survey Somali

Codkaaga waa la dhegaysan karaa

Aynu ka dhigno Jidadka Waa Weyn ee Federaalka kuwo. Fiican. Magaalada iyo Miiga Denver waxay kaa doonayaan in lagu maqlo. Ka qaybqaadasada xog-ururintan degdega ah waxaad ku deeqdaa codkaaga si dib loogu dhiso oo dib loo soo nooleeyo bulshadaada. Baro wax badan:
1.Sidee ayaad ugu socdaashaa meelaha? Dooro mid
2.Maxay yihiin meelaha ku yaal khariidadda ee aad isticmaasho inta badan?

3.Waa maxay ta kuugu muhiimsan marka la horumarinayo Jidadka Waa Weyn?  Darajo u kala sii sida ay u kala  muhiimsanyihiin laga bilaabo 1-7 halka #1 uu yahay ka ugu muhiimsan #7 uu yahay ka ugu muhiimad yar
1
2
3
4
5
6
7
A. Adeeg gaadiid oo casri ah
B. Kordhinta badbaadada dadka lugaynaya isgoysyada
C. Dadka luganaya waxay si saaxiibtinimo ah u lugaynayaan deegaanka
D. Isgoysyo iyo meelo loo hagaajiyay baaskiilka
E. Jid qurxinta
F. Hagaajinta ciriiriga gaadiidka
G. Baarkino jidka ka baxsan oo dheeraad ah
4.Maxay yihiin isbeddelada muhiimka ah ee lagu samayn karo Jidadka Waa Weyn ee Federaalka Blvd.?
5.Sidee ayaad ku doorbdi lahayd inaad waxbadan ogaato? Dooro mid
6.Ma kula soo xiriiri karnaa?
7.Macluumaadka Xiriirka