Screen Reader Mode Icon

Bixiyaha Feedback

Department of Children, Youth and Families, Child Care Aware ee Washington, iyo Cultivate Learning waxay adeegsanayaan ra'yi celintaada si loo horumariyo Early Achievers. Wax ku biirintaada deyrtaan waxay naga caawisay inaan hagaajino soo jeedinteena, waana ognahay inay noo taalo shaqo badan oo aan qabanno.  Fadlan samee ra'yi uruurintan kooban oo nala wadaag ra'yigaaga si ay nooga caawiso inaan ogaano tallaabooyinka xiga. Waxaan doonaynaa inaan fikirkaaga maqalno!

Question Title

* 1. Nooca barnaamijka<xulo dhamaan kuwa quseeya>

Question Title

* 2. Doorka/Mansabada:

Question Title

* 3. Luuqada aad doorbidayso:

Question Title

* 5. Ma tahay ka qeybqaate Early Achievers?

Question Title

* 6. Ujeedada soo jeedintayadu waa inaan dhisno jawaab celinta iyo casharradii laga bartay sannadihii la hirgelinayay. Maxaa weli u baahan in wax laga qabto?

Question Title

* 7. Sidee ayuu safmareenka COVID-19 kuu saameeyay ka qaybqaate Early Achievers ahaan?

Question Title

* 8. Kadib markaad ogaatay cusbooneysiinta Early Achievers, maxaa kaa caawin doona inaad u gudubto xog uruurinta fogaan araga ah iyo iskudhafka tababarka fogaan araga iyo midka shaqsi ahaaneed markay amaan tahay in sidaas la sameeyo? <Xulo inta ugu badan ee ku habboon>

Question Title

* 9. Su'aalo noocee ah ayaad u malaynaysaa inay shaqaalahaaga, bixiyeyaasha kale iyo qoysasku ka qabi karaan nidaamkan dib u eegista?

Question Title

* 10. Ma jiraan wax kale oo aad jeclaan lahayd inaad la wadaagto oo ku saabsan Early Achievers? Sida tixgelinnada kale, rajooyinka, siyaabaha wax looga qabto sinnaanta?

0 of 10 answered
 

T