Guddiga Korjoogteynta Degmada Fairfax County Providence Dalia A. Palchik waxay qaban doonaan taxaneyaal loogu magac daray “Get to Know Your Local Government “(“Baro Dowladdaada Hoose “) xagaagaan si dadka deegaanka looga caawiyo in ay wax badan ka ogaadaan dowladdooda iyo sida loogu xirnaado barnaamijyada ismaamulka ama adeegyada. Waxaan u baahanahay in aad naga caawiso qorsheynta howshaan khaaska ah. Fadlan ka jawaab su'aalaha soo socda.