Screen Reader Mode Icon

Leadership Profile Survey


Question Title

* 1. Xirfad noocee ah ayaad u maleynaysaa inay muhiim u tahay in uu soo bandhigo maamulaha dugsiga sare ee South High?

FADLAN U KALA HOREYSII (Riix kuna soo jiid, 1=mida ugu muhiimsan: 10=ugu yaraan muhiim ah.)

Question Title

* 2. Waa maxay WAAYO ARAGNIMADA aad ku qiimeyneyso hogaamiyaha dugsiga?

FADLAN U KALA HOREYSII (Riix kuna soo jiid, 1=mida ugu muhiimsan: 7=ugu yaraan muhiim ah.)

Question Title

* 3. Waa maxay AWOODA aad ku iimeyso hogaamiyaha dugsigaha?

FADLAN U KALA HOREYSII (Riix kuna soo jiid, 1=mida ugu muhiimsan: 12= ugu yaraan muhiim ah.)

Question Title

* 4. Miyaad aragtaa meelo u baahan inlaga HAGAAJIYO dugsiga sare ee South high?

Question Title

* 5. Isku xir indhahaaga xooggaa oo sawiro Mr. Aponte. Dib u milicso xiriirkii iyo waayo aragnimadii aad la laheyd intii uu joogay dugsiga sare ee South High, falan noo sharax tilmaamaha iyo astaamaha ee uu leeyahay maamulaheena.

0 of 6 answered
 

T