Ku socota loo-adeega-yaasha yada...

Wzxaan ku waydiisanaynaa kaalmadaada si aan u qiimayno adeegyadayada iyo barnaamij-yadayada. Waxaan rabnaa in ann ogaano sida aad u aragti sida aan wax u qabano iyo inaan si sidaa ka sii fiican wax ugu qabankarno.  Waxaan doonaynaa aragtidaada oo daacad ah. 

Fadlan La soco: Magacaagu kama muuqan –doono sahankan..Jawaabahaagu waxay noqondoonaan qarsoodi.  Jawaabahaaga gaarka ah lalama wadaagi –doono shaqaalaha.  Hadii aad go’aansato in aanad ka jawaabin su’aalahani waxba uma dhimi- doonto adeega aad ka heshid halkan. 

Marka aad ka jawaabaysid su’aalahan waxaad madaxa ku haysaa barnaamij-yadii iyo adeegyadii aad heshay sannad –kii ina soo dhaafay.  Hubi, in aad ku darted kuwa soo socda: Ballamaha aad shaqaalaha la yeelatay, kooxaha iyo kulanada aqoon korodhsiyeed, beerta beesha, kooxaha la talinta, iyo guddiyada kooxaha wax wada-qabata.

Question Title

* 3. Waxaan ka jawaabayaa sahan -kan anoo ka qaybgalaya-jooga:

Question Title

* 4. Fadlan falan soo socda.

  Xoog u Waafaqsa Waafaqsan   Diidan Xoog u Diidan Ma Garanayo Ima khusayso
Soo-dhawayn iyo ogolaansho ayaan dareemaa marka aan imaado barnaamijkan ama adeegan.
Way i ixtiraamaan xubnaha ka tirsan shaqaalaha barnaamijkani ama adeegani.
Barnaamijyada iyo adeegyada waxa loo fidiyaa si ii suurto-galisa inaan qaadan karo(meel aan ka gali karo, waqtiyo, luqada, iwlm.)
Barnaamijyada iyo adeegyadu waxay awwoodaan in ay meeleeyaan naafanimadeyda.
Shaqaale waan heli karaa marka aan u baahdo.
Waan aqaanaa si aan u dhiibto ra'yi ama aan u dacwoodo.
Shaqaaluhu way tixgeliyaan xaalada-hayga gaarka ah (sida, hab-nololeedka, dakhliga, caadooyinka iyo dhaqamada) marka ay ii fidinayaan kaalmo.
Ilaa intaan ka qayb-qaatay barnaamijkan, waxan dareemaa inaan ku xidhanahay beeshayda.
Ilaa intaan ka qayb-qaatay barnaamijkan, waxan ogaaday adeegyada iyo hantida ka jirta beeshayda.
Guud ahaan, mabsuud baan ka ahay barnaamijkan ama adeegan.
Guud ahaan, waan ka faa'iidastay ka qayb-qaadashada barnaamijkan.

T