Screen Reader Mode Icon
  • English
  • Español
  • Français
  • Português
  • Soomaali
WAAD KU MAHADSANTAHAY in aad xoogaa daqiiqado ah nasiisid si aad uga jawaabto sahankayaga Maine Public News Connect. Waxaan rajaynaynaa inay fikradahaagu naga caawiyaan inaan sii wadno kor’uqaadida adeeggan cusub ee wararka.

Question Title

* 1. Waa kuwee fidyowyada Maine Public News Connect ee daawato?

Question Title

* 2. Sideed ku maqashay cajaladahayaga fidyowga ee Maine Public News Connect?

Question Title

* 3. Miyaad daawataa fiidiyowyada Maine Public News Connect?

Question Title

* 4. Fidyowyada wararka Maine Public News Connect ma yihin kuwa

Question Title

* 5. Maxaad ku daawataa

Question Title

* 6. Waa kuwee noocyada sheekooyinka wararka ee aad xiiseyso?

Question Title

* 7. Waa kuwee mawduucyada wararka eed aad u xiiseeyso?

Question Title

* 8. Waa maxay noocyada sheekooyinka wararka aad jeclaan lahayd inaad ka aragto inta badan fiidiyow kasta ee Maine Public News Connect?

Question Title

* 9. Ma haysaa wax talooyin ah sidi aan u si hagaajin lahayn adeeggan wararka?

Question Title

* 10. Adeegaan cusub ee wararku ma anfacay adiga ama bulshadada?

Question Title

* 11. Ma haysaa talo/faallo dheeraad ah?

0 of 11 answered
 

T