Sanduuqa soo jeedinta Early Achievers:

Fadlan maskaxda ku hay in tani ay tahay meesha lagu wadaago talooyinka ama fikradaha ku saabsan horumarinta Early Achievers. Haddii aad hayso su'aal gaar ah oo aad u baahan tahay jawaab wakhti ku habboon oo ku saabsan ka qaybqaadashadaada Early Achievers, iimayl u dir sanduuqa QRIS ee QRIS@dcyf.wa.gov

Waad ku mahadsan tahay inaad nala wadaagto fikradahaaga.  Si aad nooga caawiso inaan fahanno ra'yi-celintaada, fadlan la wadaag wax yar oo adiga kugu saabsan. 
1.Waa maxay nooca barnaamijka waxbarashada hore ee aad ka shaqayso ama ka qayb qaadato? (sax dhammaan kuwa khuseeya)
2.Doorkee ku leedahay? (sax dhammaan kuwa khuseeya)
3.Da'dee ayay saamaynaysaa soo jedintaada?
4.Qaybtee ka mid ah Early Achievers ayay tahay soo jeedintaadu maxayse tahay soo jedintaada?
5.Gobolkee ku yaala WA soo jeedintaada ka timid?
6.Ma jeclaan lahayd inaad hesho jawaab? Hadday sidaas tahay, bixi magacaaga iyo cinwaankaaga iimaylka laakiin fadlan maskaxda ku hay in sahankani yahay mid talobixineed. Haddii aad hayso su'aal gaar ah oo aad u baahan tahay jawaab wakhti ku habboon oo ku saabsan ka qaybqaadashadaada Early Achievers, iimayl u dir sanduuqa QRIS ee QRIS@dcyf.wa.gov