1. Kor Mar

Bishii Abriil 2020 ee la soo dhaafay, iyada oo qayb ka aheed gurmadka degdegga ah ee COVID-19, waxaan xirgelinay 26 mayl oo Jidadka loo yaqaan Caafimaad ku sugnow (Stay Healthy Streets).Jidadka waxaa logu talagaly in dadku ku jimicsadaan oo kuna lugeeyaan oo baaskiil ka racaan maraky aadayaan dukaamada raashinka, farmasiyada, iyo meheradaha si dadka ya u kala fogadaan 6 fudh.
\ n

Waxaan jeclaan lahayn inaan maqalno ra'yi gaaga ku saabsan Jidka loo yaqaan Cafimaad ku sugnow ee bulshadaada ku dhexyaal. Tan waxay naga caawinaysaa sidii aan u fahmi lahayn in wadooyinka u shaqeyniyaa sidii la rabay iyo hadii loo baahanyahay in laga dhigo mid joogta ah.
\ n

\ n
La xiriir SDOT su'aalaha, faallooyinka, iyo fikradaha: StayHealthyStreets@Seattle.gov I (206) 735-8295
\ n

\ n
Ogeysiiska Qarsoodinimada:
\ n
Macluumaadka lagu bixiyay xog aruurintan waxaa loo tixgeliyaa inay tahay diiwaanka dadweynaha waxaana laga yaabaa in lagu soo bandhigo dadweynaha hortooda haday codsadaan. Wixii macluumaad oo dheeri ah, fadlan eeg Xeerka Diiwaanka Dadweynaha, RCW Cutubka 42.56 . Si aad kaga ogaato wax badan oo ku saabsan sida aan u maamulno macluumaadkaaga, Fadaln eeg Qoraalkayaga Qarsoodiga .

Question Title

Image

Question Title

* 1. Jidadka loo yaqaan Cafimaad ku sugnow, kee baad adiga iyo qoyskaaga aad inta badan isticmaashaan?

Question Title

* 2. Jidadka loo yaqaan Cafimaad ku sugnow, kee baa kugu dhow?

Question Title

* 3. Ma rabtaa inaad Jidadka loo yaqaan Cafimaad ku sugnow ee nooca "A" aad ka dhigtid mid joogto ah?

Question Title

* 4. Ma rabtaa inaad Jidadka loo yaqaan Cafimaad ku sugnow ee noco "B" aad ka dhigtid mid joogto ah?

Question Title

* 5. Sideed u isticmaashaa Jidadka loo yaqaan Cafimaad ku sugnow (Calaamadee dhammaan inta haboon)

Question Title

* 6. Amni ma dareentaa markaad isticmaalayso Jidadka Cafimaad ku sugnow?

Question Title

* 7. Hadday maya tahay, maxay aaggaasi ku dareensiinaysaa inaad ammaan ahayn?

Question Title

Image

Question Title

* 8. Wadada Cafimaad ku sugnow ka xagee ayaad dareentaa ammaan la'aan? Fadlan isticmaal khariida hoose si aad u xulato meelaha aad dareento inaysan amaan ahayn. (kuwa haboon dhamaan calaamadee )

Question Title

* 9. Waa maxay hagaajinta kale ee aad jeceshahay inaad ku aragto magaalada?

Question Title

* 10. Si aad u hesho iimaylaha ugu dambeeyo ee ku saabsan Jidadka loo yaqaan Cafimaad ku sugnow, fadlan iimaylkaaga hoos ku qor.

 
50% of survey complete.

T