• English
  • Español
  • Français
  • Soomaali
  • العربية
  • አማርኛ

Macluumaadka ku saabsan sufavayga

Wood Buffalo Local Immigration Partnership (LIP) waxay samaynoyaan surfaay online ah oo ku saabsan soogalootiga si ay u fahmaan baahiyaha muhaajiriinta, waxa adeegyada dejinta si fiican u shaqaynayaan iyo waxa u baahan hagaajin.

Yaa buuxin kara sarfaygan?
Fadlan buuxi rayi-ururinta haddii aad tahay soo-galooti Wood Buffalo oo aad tahay 18 ama ka weyn.
Soo-galootiga waxaa ka mid ah dadka ku dhashay meel ka baxsan Canada oo hadda si rasmi ah u deggan, Shaqaale Ajaanib ah oo Ku-meel-gaar ah, Muwaadiniin Canadiyaanka ah, Qaxooti, Qaxooti sheegasho, arday caalami ah iwm.

Ilaa intee ayay qaadanaysaa?
Sarfaygaan wuxuu qaadan doonaa qiyaastii 15 daqiiqo in la dhammaystiro.

Luuqadee ayaa sahanka lagu heli karaa?
Sahanku wuxuu ku baxaa Ingiriis, Amxaari, Carabi, Faransiis, Soomaali iyo Isbaanish. Waxaad dooran kartaa luqadda dhanka midig ee sare ee shaashadda.

Yaa heli doona macluumaadka aan bixiyo?
Macluumaadkaaga shakhsiyeed waxa lagu hayn doonaa sir. Soo koobida xogta sahanka waxaa lala wadaagi doonaa xubnaha Isbahaysiga Socdaalka Maxalliga ah iyo ururada u adeega dadka soogalootiga ah.

Furtad aad mobile ugu guulaysan karto
Hadii aad dhamaysid sarfaygan, nasiiso magacaaga iyo meel aan kaala soo xiriirno waxan kugu daraynaa bikhtiyaana nasiib aad ku heli karto moobil ama taablet. Magacaaga iyo warbixinta kale ee aad nala wadaagto waxa loo adeegsanayaa bikhtiyaana nasiibka kaliya.


Wood Buffalo Local Immigration Partnership (LIP) waa shabakad ururo ay ka go'an tahay in ay ka wada shaqeeyaan sidii kor loogu qaadi lahaa nolosha dadka soogalootiga ah ee gobolka. Waxaa maalgeliyay Socdaalka, Qaxootiga iyo Canada citizaan (IRCC), LIP waxay diiradda saartaa horumarinta xeeladaha lagu xoojinayo ka-qaybgalka, lahaanshaha iyo ka mid noqoshada soogalootiga. Wixii macluumaad dheeraad ah eeg:https://northernalbert a.ymca.ca/YMCA-Services/Immigrant-Services/Local-Immigration-Partnership

Mashruucani waxa uu maalgelin ka helaa Socdaalka, Qaxootiga iyo Canada citizaan (IRCC).

T