King County Metro waxay raadineysaa inay dib -u -habayn ku samayso badbaadada iyo siyaasaddeeda dhaqan gelinta iyo dhaqammada ayadoo loo marayo Hindisaha Badbaadinta, Nabadgelyada, iyo Khidmada ee (SaFE, Safety, Security, and Fare Enforcement). Habkan ayey ka dhalan doontaa warbixin loo gudbiyey Golaha King County Dayrta 2021. Warbixinta waxaa ku jiri doona talooyinka ku saabsan sida loo beddeli karo badqabka hadda jira, ammaanka, iyo dhaqangelinta Metro si loo xaqiijiyo in Metro ay tahay mid nabdoon oo soo dhaweynaysa dhammaan. 

Xog aruurintaan waxay qaadan doontaa qiyaas ahaan 10-15 daqiiqo si loo dhameystiro.
Sida aad ku aqoonsanayso
Su'aalahaan ayaa ka caawinaaya Metro inay xajiiso inaan xooga saarayno codka dadka ay saamaynta ugu badan ku leeyihiin xeerarkeena badqabka, amaanka, iyo fulinta. Xogta looma adeegsan doono wax aan ka ahayn qiimaynteena ku saabsan mashruucaan. Waxaad keliya u baahan tahay inaad ka jawaabto su'aalaa aad ku qanacdo.

Question Title

* 1. Ma u shaqaysaa ama qandaraas ma kula jirtaa King County Metro?

Question Title

* 2. Midkee kamid ah kuwa soo socd ayaa sida ugu habboon kuu qeexaaya? (Fadlan dooro mid ma ka badan.)

Question Title

* 3. Waa maxay jinsigaagu?

Question Title

* 4. Ma isku aragtaa inaad tahay LGBTQIA+ (Dadyowga Khaniiska iyo Khaniisiinta)? 

Question Title

* 5. Waa maxay da'daadu? 

Question Title

* 6. Waa maxay luuqadda koowaad ee aad ku hadasho markaad joogto guriga?

Question Title

* 7. Waa maxay wadarta guud ee dakhliga sanadkii soo gala qoyskaaga?

Question Title

* 8. Ma qabtaa naafo iyo/ama caqabad (sida uu ku qeexaayo Americans with Disabilities Act (Sharciga Ameerikaanka Naafada ah)) taasoo xadidaysa awoodaada samaynta mid ama ka badan kamid ah shaqooyinka waawayn/maalin kasta ee nolosha. (Sida socodka, korista jaranjarada, aadista hawl, maqalka iclaannada, adeegsiga kumbuyuutarka, akhriska, ama fahanka xogta qoran ama astaamaha muuqda?)

Question Title

* 9. Hadda ma waajahaysaa hooy la'aan? Ama dhawaan ma waajahday hooy la'aan?

Question Title

* 10. Fadlan dooro jumlada sida ugu habboon kuu qeexaysa.

Question Title

* 11. Kodhka boostada

T