Isbahaysiga Right from the Start waxay u shaqeysaa si loo hubiyo in dhammaan carruurta Maine ay helaan fursad siman oo ku aadan caafimaadqabka koritaankooga. Tani waxay la macno tahay in la bixiyo daryeel iyo waxbarasho hore oo la heli karo tayadooduna sareyso, iyadoon loo eegayn deegaanka ay qoysasku ku nool yihiin. Sahankan waxa loogu talagalay waalidiinta ama bixiyeyaasha daryeelka aasaasiga ee carruurta da’doodu ka yar tahay 8 jir kuna nool Maine. Waxaan rabnaa inaan fahamno waaya aragnimada qoysaska iyo mudnaantooda ku aadan raadinta iyo doorashada daryeelka ilmaha. Natiijooyinka ka soo baxa sahankan ayaa ka caawin doona Right from the Start inay taageeran una doodaan horumarinta daryeelka ilmaha ee Maine. Sahanku waa qarsoodi kumana qasbanid inaad nala wadaagtid magacaaga ama macluumaadkaaga xidhiidhka haddii aad adigu doorato inaad sidaas yeesho mooyaane. Sahanku wuxuu qaadan doonaa kaliya 10 daqiiqo oo wakhtigaaga ah. Waad ku mahadsan tahay caawintaada!
