Hindihisaha 1433

Child Care Aware ee Washington waxay rabtaa inay ogaato sida qorshaha mashaharka ugu yar u saameyn doono ganacsiga yar ee daryeelka canugaaga. Waxaan rabnaa inaan la wadaagno warbixintan iyo xeer sameeyayaasha muddada Kulanka Sharciga 2017. Waxaan la wadaagi doonaa macluumaadkan (ma jirto warbixin gaar ah, sida xogta xog qaadista) adiga, daryeelka canuga iyo goobta waxbarashadda hore, horyaalada daryeelka carruurta, iyo, inta ugu muhiimsan, sharci sameeyayaasha. Macluumaadkan way nagu adkaaneysaa inaga oo dhan si aan ugu dagaalano taageero weyn ee bixiyayaasha daryeelka carruurta iyo qoysaska ee WA!

Hindisaha 1433 waxaa ansixiyay codbixiyayaasha gobolka WA Nofeembartii la soo dhaafay. Waxay sheegeysaa mushaharka ugu yar gobolka oo $13.50 xiliga 2020, oo u baahan in loo shaqeeyayaashu siiyo fasaxa jirada. Mushaahrka ugu yar waxa uu kordhi doonaa:

·        $11/saac ee 2017

·        $11.50/saac ee 2018

·        $12/saac ee 2019

·        $13.50/saac ee 2020

·        Bilowga 2021, mushaharka ugu yar waxaa lagu habboonaysiiyaa sicir bararka, sida waafaqsan sharciga gobolka jiray

Bilowga 2018, ganacsiga WA waa inay bixiyaan fasaxa jirada mushaharka leh ee shaqaalahooda. Ugu badnaan, shaqaalaha waa inay helaan hal saac oo fasaxa jirada ee 40 saac ee walba ee la shaqeeyay, illaa 40 saacadood ee fasaxa lacag bixinta sannadkiiba. Shaqaalaha waxay bilaabi karaan isticmaalida fasaxa jirada mushaharka lej kadib 90 maalmood ee leh ganacsiga, iyo fasaxa jirada ee aanan la isticmaalin waa in looga gudbaa sannadka soo socda.

Fadlan ka jawaab sideeda su’aalood ee soo socda:

Question Title

* 1. Noocee barnaamijka daryeelka carruurta ayaad ka shaqeysaa? (Fiiri dhammaan inta ku habboon.)

Question Title

* 2. Sidee ayuu Hindisaha 1433 (taas oo kordhisa mushaharka ugu yar, ka bilaabmaysa Janaayo 2017) saameyn doonaa qarashaadka barnaamijkaaga?

Question Title

* 3. Sidee ayaa Hindisaha 1433 (kordhinaya mushaharka gobolka ugu yar, ka bilaabmaya Janaayo 2017) saameyn doontaa mushaharka shaqaalaha ee barnaamijkaaga?

Question Title

* 4. Sideed wax uga qaban dontaa samaynta Hindisaha 1433? (Fiiri dhammaan inta ku habboon.)

Question Title

* 5. Miyaad kala hadashay isbeddeladan barnaamijyadan qoysaskaaga? Maxay saameyntooda noqon doontaa?

Question Title

* 6. Miyaad xiisayn lahayd u doodida kulankan sharci dajinta ee taageerada weyn ee bixiyayaasha daryeelka carruurta? Howlaha u doodida waxaa ku jira: la xiriirida sharci dajiyayaashaada, ku dhiirogelinaya qoysaskaaga inay sameeyaan isla sidaa, la kulanka sharci dajiyayaasha inay wadaagaan sheekadaada, qorista “warqada ku socota tafatiraha” ee warqadaada deegaanka, ka qeybgalida kulanka hoolka magaalada, iyo wax badan. Haddii aad xiisaynayso, fadlan calaamadee dhammaan inta aad xiisaynayso:

Question Title

* 7. Haddii aad saxday kuwa ka mid ah howlaha u doodista kore, fadlan sheeg macluumaadka xiriirkaaga.

Question Title

* 8. Maleedahay sheeko gaar ah oo muujisaa dhibaatooyinka leh qiimayaasha lacag celinta hooseyso iyo mushaharka ugu yar ee daryeelka carruurta? Fadlan raac linkigan si aad u gudbiso iyada. Waxaan la wadaagi doonaa sharci dajiyayaasha iyaddo adiga lagu matelayo!

T