Sahanka Wadada Maryland Avenue

Waad ku mahadsan tahay inaad nala wadaagtay fikradahaaga ku saabsan mustaqbalka Maryland Avenue.

Magaalada Saint Paul iyo Degmada Ramsey County waxay qorsheynayaan inay horumariyaan Maryland Avenue inta u dhaxaysa East Como Boulevard iyo Rice Street si ay u isticmaalaan dhammaan dadka oo dhan. Dhismaha waxaa la filayaa inuu bilaabmo 2028. Fikradahaagu waxay naga caawin doonaan igo’aamada naqshadeynta waddada.

Markaad dhamayso sahankan, fadlan eeg khariidadda faallooyinka adigoo gujinaya linkigan
1.Waa maxay ZIP code-kaagu? (Ikhtiyaar)
2.Maxaa kaa xiisa galiya waddada Maryland Avenue?
3. Imisa jeer ayaad isticmaashaa Maryland Avenue?
4.Sidee ayaad hadda u martaa Maryland Avenue? (Dooro dhammaan kuwa ku khuseeya)
5.Aamni intee la’eg ayaad dareentaa marka aad ku socoto Maryland Avenue?
Aad u ammaan
Dhexdhexaad
Aan ammaan ahayn
Aad u khatar ah
Ma isticmaalo
Socod / kursi curyaan
Baaskiil
Gaadiidka dadweynaha
Wadista ama raacista gaari
Wax kale (Su’aashsa 4raad)
6.Horumarinta Maryland Avenue waxay ka mid noqon karaan hagaajinta socodka, baaskiilka, tayada waddada, badbaadada, iyo gaadiidka dadweynaha. Maxaa adiga kuugu muhiimsan? (Dooro ilaa 2)(Required.)
7.Ma jiraan talooyin ama faallooyin kale oo aad u hayso gudidda mashruucan?
8. Waa maxay da’daadu?
9.Fadlan nala wadaag email-kaaga haddii aad rabto in lagugu daro wararka mashruuca
Privacy & Cookie Notice