Mashruuca Waxyaabaha Ay Aaminsan Yihiin Dadka Minnesota waxaa iska kaashanaya Dadka Minnesota iyo saraakiisha la doorto si loo abuuro aragti ku aadan mustaqbalka gobolka. Ka qeyb qaadashadaada waa qeyb muhim ah oo ka mid ah nidaaamka--waad ku mahadsan tahay in aad ka qeyb qaadatay!
