Robbinsdale Area Public Schools Superintendent Search Survey

Godoonka ku soo dhawoow Xulashada Waxbarashada ee Robbinsdale Area Public School District.

Gudiga Waxbarashada Robbinsdale School District waxay xulasho ugu jiraan Gudoomiye cusub. Wuxuu gudigu kaa codsanayaa in aad codoyso taas oo jihaynaysa in aan gaadhno ujeedadena in gaarno markay doortaan gudoomiye cusub.

Waxaa gudigu kaa codsanaysaa in aad soo buuxiso arjigan. Waxaa ay qadanayesaa toban daqiiqo ka yar in la dhamayestiro iyo iyada oo la quriyo si taxadar leh.

Waad ku mahadsantahay wakhigaaga. U jeedada ka soo baxda xulashada waxaa lagu daabicdoona shakabada gudoonka waxbarashada ka dib Bisha March 15, 2021.

Question Title

* 1. Fadlan dooro dookhaga mida kuugu haboon ee kula xiriirta gudoonka waxbarashada.
Fadlan dooro dhamaantood wixii ku khuseeya.

Question Title

* 2. Fadlan sadex shay dooro taasoo u taagan waxaa kugu weyn qaabka ugu wanaagsan ee gudoonka waxbarashada.

Question Title

* 3. Fadlan sadex shay taasoo u taagan waxaa kugu weyn qaabka ugu wanaagsan ee gudoonka waxbarashada.

Question Title

* 4. Faldan dooro sadexda ugu muhiimsan ee hadafka isuulka ee guudonka waxbarashada Robbinsdale Public School District sedes sano ilaa shan sano.

Question Title

* 5. Faldan dooro sadexda ugu saraysa taas oo aad aminsantahy muhiimda badanaaba qof horumar gaarsiinkaro gudoomiyah gudoonka waxbarashad Robbinsdale Area Public School District.

Question Title

* 6. Faldan dooro sadexda ugu saraysa taas oo aad aminsantahy muhiimda badanaaba qof horumar gaarsiinkaro gudoomiyah gudoonka waxbarashad Robbinsdale Area Public School District.

T